|

Ogaysiis Ku Aadan Dhegaystayaasha Radio Ssc Codka Shacabka!

Waxaa La Ogaysiinayaa Dhegaystayaasha Ssc Radio codka Shacabka Khadka Taleefanka Gaar ahaan Maraykanka iyo Canada in Labadalay taleefankii Hore ee ka dhegaysan Jirteen barnaamjita Kabaxda Radio Ssc Codka Shacabka.

Arinkan Ayaa Qayb Ka Ah Balaadhanta Baaxada Dhegaystayaasha Oo Tira batay, Islamarkaana waxaa hada halmar wada Dhegaysan kara, Wicina Kara Taleefankan  Dad kor udhaafaya 10.000 oo Qof.

Waxayna Dhegaystaashu Ka Dhegaysan Karaan Taleefanka Ah, (415) 655-0816   lanbarkii hore ee Qaarada yurub isagu Habkiisii Ayuu Ushaqaynayaa 4420351904757.

Sidoo Kale Halkan Ka dhegayso Ogaysiiska oo Cod Ahaana.

Halkan Ka Dhegayso

Mahad Sanid

By – Axmed Darwiish - Director of Radio Ssc Codka Shacabka

darwiish33@gmail.com

 

Daalacatey :2200

editor@boocame.com

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio SSC ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya

UK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |

--------------------- Fadlan Hoos Riix -------------------

Posted by on Sep 8 2012. Filed under English News, Media, slidernews, Wararka, Xulashada. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Surgo,: Waad ku mahadsantihiin, baraarujinta iyo iftiiminta yoolka siyaasadeed ee madaxweynaha cusub, waxaase ka...
  • khatumo: We are with you Dr Xabeeb
  • Axmedsomali: iiidoor somali ceebee……… 230; walee………R 30;….. waaa laba...
  • Axmedsomali: Walee somalidiidka ilma Koofil, ama ilma Gunter gabalkoodii waa dhacay , Sayid maxamed baa horey u...
  • Axmedsomali: Waxa kaliya ee laga sugayo beesha jaamac siyaad waa 1.in somalidiidka Gabalkoodii dhacay runta u sheegan...