Hees Kusocota Horgal Xaglotoosiye Daawo: Hadaan midigta kula helo, Hilbahaaga waan karin(Top Video)
Darwiish Tv- Waxaanu Halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa Hees Kusocto Horgale Xaglatoosiye Oo Dhiigyacab Siilaanyo umagacaabay Xilku sheeg , Si uu uxasuuqo Shacabkiisa.
Heestan Ayaa Sidoo kale waxaad kaga bogonaysaan Habka Shacabkwaynaha Ssc ee Khaatumo State ay Ugu go;antahay Inay Iska difaacaan Horgale Cadowtoosiye & Maamulka Beesha Isaaq ee Hada soo magacaabay.
Dhamaan Bulashawaynta Ssc ee Maamulka Khaatumo ayaan marnaba ilaawidoonin Xasuuqii Maleeshiyada Beesha Isaaq kagaystay Dhamaan deeganada Khaatumo.
Boocame Online
Daalacatey :6029 editor@boocame.com Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio SSC ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacayaUK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |
---------------------
Fadlan Hoos Riix -------------------