|

“Daawo” Muuqaal Qosol badan oo laga sameeyay Siyaasada Faroole iyo guuldaradii ka qabsatay jagada Xilka R/wasaaraha Soomaliya (Video)

Filim ka hadlayay Guuldaradii Naazigii Hitler ee dalka Germany ayaa waxaa lagu foorariyay ama loo badalay hab dhaqanka iyo ficilada Madaxweeyne Faroole. Filimkaan ayaa Qoraal ahaan waxaa loo Tarjumay Faroole oo masuul ka ahaa Shacabka Puntland inay waayaan xilka Jagada R/Wasaaraha dalka Soomaaliya. 

Siyaasad ahaan inta badan Shacab weeynaha Puntland ayaa qaba in Madaxweeyne Faroole looga adkaaday dhanka Siyaasada maadaama Jagooyinkii uu waqtiga badan u huray loo huwiyay rag kale oo uusan waligiis Siyaasad ahaan maqlin.

Qaar ka tirsan Siyaasiintii ugu wanaagsaneed gobolada Puntland waxeey Siyaasada uga hareen Madaxweeyne Faroole oo qaarkood ay ku tilmaameen shaqsi jecel kaligiis inuu wax maamulo oo aan waxba la la qaban karin .

Halkan Hoose Ka daawo Filmka

Halkan riix oo Daawo 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

 


Daalacatey :4066

editor@boocame.com

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio SSC ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya

UK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |

--------------------- Fadlan Hoos Riix -------------------

Posted by on Oct 17 2012. Filed under Media, slidernews, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Surgo,: Waad ku mahadsantihiin, baraarujinta iyo iftiiminta yoolka siyaasadeed ee madaxweynaha cusub, waxaase ka...
  • khatumo: We are with you Dr Xabeeb
  • Axmedsomali: iiidoor somali ceebee……… 230; walee………R 30;….. waaa laba...
  • Axmedsomali: Walee somalidiidka ilma Koofil, ama ilma Gunter gabalkoodii waa dhacay , Sayid maxamed baa horey u...
  • Axmedsomali: Waxa kaliya ee laga sugayo beesha jaamac siyaad waa 1.in somalidiidka Gabalkoodii dhacay runta u sheegan...