|

Barnaamuj Jaamacada Bariga Afrika Ee Magaalada Buuhoodle Waxay U Baahan Tahay Hiil Iyo Hoo Taagero Ah Daawo ((Full Video))

Yadoo gudoomiyaha jamacada Bariga Africa Ee Magaalada Buuhoodle Iyo Waftigan ay hogaaminayaan”Garaad Cabdullaahi Garaad Soofe Iyo Suldaan Siciid” labadan madax dhaqameed iyo maamulka jaamacada ayaa ugu danbeyntii soo saarey in Jaamacadani laga dhisey magaalada buuhoodle ilaa laba sano kahor, Ayna dhismaha iyo rajada jamacadani ka qeyb qaateen dadk ku nool deegankani,Waxgarad,Ganacsato,Culimaa’udiin iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan, Ayna sheegeen inaysan jirin wax gacana oo ay ka geeysteen qurbajoogta u dhalatey gobolada Sool,Sanaag Iyo Cayn.

Sikastaba ha ahaatee Waftigan baaladhan ee ay horkacayaan labadan madaxdhaqameen, Ayaa gabagabadii barnaamijkan ku saabsan kormeeka aqooneed ee jaamadaca Bariga Afrika ee magaalada Buuhoodle, ay codsi Taakuleyn ah waxgaradkani u direen dhamaanba qurbo joogta u dhalatay deeganada Sool,Sanaag Iyo Cayn.

Barnaamij Dhameysiran Oo Ku Saabsan Jamacada Bariga Africa Ee Magaalada Buuhoodle Hoos Ka Daawo Iyo Wafti Kormeer Ku Timid Oo Madaxdhaqameedo Hogaaminayaan”Xurmadle Garaad Cabdullaahi Garaad Soofe Iyo Xurmadle Suldan Siciid”.

Daalacatey :1049

editor@boocame.com

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio SSC ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya

UK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |

--------------------- Fadlan Hoos Riix -------------------

Posted by on Oct 30 2012. Filed under slidernews, Wararka, Waxbarashada. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Surgo,: Waad ku mahadsantihiin, baraarujinta iyo iftiiminta yoolka siyaasadeed ee madaxweynaha cusub, waxaase ka...
  • khatumo: We are with you Dr Xabeeb
  • Axmedsomali: iiidoor somali ceebee……… 230; walee………R 30;….. waaa laba...
  • Axmedsomali: Walee somalidiidka ilma Koofil, ama ilma Gunter gabalkoodii waa dhacay , Sayid maxamed baa horey u...
  • Axmedsomali: Waxa kaliya ee laga sugayo beesha jaamac siyaad waa 1.in somalidiidka Gabalkoodii dhacay runta u sheegan...