|

Deg Deg: Prof: Cali Khaliif oo digniin Culus u diray Somaliland iyo Gudigga Fulinta Khaatumo oo Bayaan ka soo Saaray Kulankii Mnpls (Full Video)

Prof; Ali Khalif: Somaliland waa la Dagaalamaynaa ilaa qofka ugu danbeeyo ee Reer Khaatumo,Dagaalkana kuma ekeendoono Degaanadda Khaatumo.


Boocameonline
Waxaa bayaan ay u dhan yihiin soo saaray Xubnaha Gudigga Fulinta Khaatumo Ee Hadda ku sugan Gobolka Minnesota. Xubnaha oo u joogay Magaaladda Mnpls in ay la Shiraan Jaaliyadda Gobolka Minnesota.Waxayna ka kooban yihiin Prof: Cali Khaliif Galaydh,Axmed Shukri,Eng Nuur gaas.

Bayaan oo ku Socday Shacabigga Reer Khaatumo meel kasta oo ay joogaan Ayaa Wuxuu ku baqayaa in Maamulka la magac baxay Somaliland uu diiday Wax walba oo nabad galyo ku wada noolaasha ah, dantuna ay kalifayso markan in Dagaal lagaga Saaro Degaanadda Khaatumo.

Prof Cali Khaliif oo ka mid ah buddhigayaasha Maamulka Khaatumo ayaa aad ugu dheeraday in ay wax walba oo maslaxa ah ay isku dayeen iyo Maamulkaas Iskagga baxo Degaanadda Khaatumo balse ay dhagaha ka furaysteen.

Prof ayaa Wuxuu ku dheeraaday in ay hadda wixii ka danbeeya ayan jirin Wax danbe oo maslaxa ah dantuna Kalifayso in Wixii la iskagga kicin karo Nimankaas ku soo duulay Dhulkaba ay u banaan tahay Dadka iyo Maamulka Khaatumo.

Gudigga Jaaliyadda  Gobolka Minnesota oo ka Hadashay Kulankan

Gudigga Jaaliyadda Gobolka Minnesota oo ka Hadashay Kulankan

Waxaa Soo Socda Codadka Xubnaha kale ee Gudigga Fulinta Ee ha ka fogaan BoocameOnline.

Daalacatey :5503

editor@boocame.com

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio SSC ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya

UK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |

--------------------- Fadlan Hoos Riix -------------------

Posted by on Nov 20 2012. Filed under Jaaliyadaha SSC, Media, News, slidernews, Videos, Wararka, Waraysi. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Surgo,: Waad ku mahadsantihiin, baraarujinta iyo iftiiminta yoolka siyaasadeed ee madaxweynaha cusub, waxaase ka...
  • khatumo: We are with you Dr Xabeeb
  • Axmedsomali: iiidoor somali ceebee……… 230; walee………R 30;….. waaa laba...
  • Axmedsomali: Walee somalidiidka ilma Koofil, ama ilma Gunter gabalkoodii waa dhacay , Sayid maxamed baa horey u...
  • Axmedsomali: Waxa kaliya ee laga sugayo beesha jaamac siyaad waa 1.in somalidiidka Gabalkoodii dhacay runta u sheegan...