Hambalyo Suleiman Maxamuud Xaashi Dheere oo laba wiil ugu kala dhasheen USA iyo Kenya.
Anagoo ah Qoysaska , Qaraabada, ehelka iyo asxaabta hoos mku xardhan, waxaan halkan hambalyo iyo duco ugu direynaa Suleiman Maxamuud Xaashi DHeere iyo Xasaaskiisa Farax Yuusuf Maxamed iyo Ayaan C/Casiis Cali Jidaal oo todobaadkan laba wiil ugu kala dhasheen magaalooyinka Columbus USA iyo Nairobi Kenya. Labaad Cunug oo look ala bixiyey Zakeriye iyo Zaabir, waxaan Allaah S.W.T uga baryeynaa inay noqdaan kuwo diintooda , dalkooda iyo dadkoodaba anfaca Allaahna ka dhigo kuwo barakaysan.
Qoysaska
Aabe Maxamuud Xaashi Dheere.
Hooyo Faadumo Cali Ibraahim.
Aabe Yuusuf Maxamed Cabdi Sugaal.
Hooyo Zahra Ahmed Jaamac.
Aabe C/Casiis Xaaji Cali Jidaal.
Hooyo Aamina Jaamac Saleebaan.
Adeer Ibraahim Xaashi Dheere.
Adeer Sheekh Cabdullaahi Xaashi dheere
Adeer C/Qaadir Xaashi Dheere.
Adeer C/Raxmaan Axmed Cismaan.
Adeer Ismaaciil Axmed Cismaan.
Adeer Daahir Axmed Cismaan.
Axmed Maxamuud Xaashi Dheere.
C/casii Maxamuud Xaashi Dheere.
C/laahi Maxamuud Xaashi Dheere.
C/khaalaq Maxamuud Xaashi Dheere.
C/xakiim Maxamuud Xaashi Dheere.
C/xanaan Maxamuud Xaashi Dheere.
C/Nuur Maxamuud Xaashi Dheere.
Axmed Maxamuud Xaashi Dheere.
C/raxiim Maxamuud Xaashi Dheere.
Xasan Cabdi Xaashi.
C/Xaafid Cabdi Xaashi.
C/risaaq Cabdullaahi Xaashi.
Daahir Cabdullaahi Xaashi.
Eedo Sahra Xaashi Dheere.
Eedo Saynab Xaashi Dheere.
Abti Axmed Cali Ibraahim.
Abti Cabdullaahi Cali Ibraahim.
Abti Faarax Cali Ibraahim.
Abti Daahir Cali Ibraahim.
Abdi Cabdi Jaamac Saleebaan.
Maxamed Cabdicasiis Cali Jidaal.
Kiin C/Casiis Cali jidaal.
Cabdullaahi C/casiis Cali Jidaal.
Axmed C/casiis Cali Jidaal.
Maxamed Yuusuf Maxamed.
Ifraax Yuusuf Maxamed.
Khadra Ismaaciil Axmed.
Deeqa Cali Axmed Cusmaan.
Xaliimo Ibraahim Xaashi.
Maxamed Caato Goox.
Maxamed C/casiis Xaashi.
Caydiid Saleebaan Xaashi.
Faadumo Maxamed Khaawi.
Koos Axmed Maxamed.
Asxaab kale.
Cali Dhakaawe.
Mustafe Xuseen Taarwale.
C/wahab Maxamed Xuseen.
C/khaddar Cali Xagaafe.
C/rashiid Maxamuud Saleebaan,{Daffir}.
C/salaam ruuraa.
Ifraax Ruuraa.
Jaamac Axmed Shiil.
Axmed Cabdi Carraalle,{Bisleeye}.
Axmed Cabdi Cawl{Ahmed Deey}.
Maryam Nuur Xareed.
Axmed C/Kariim.
C/Raxmaan Maxamed Muuse,{Dhakalaf}.
Axmed C/raxmaan Xaaji Axmed{Karaamo}.
Sacdiya Salaax Laangadhe.
Maxamed Ibraahim Pakistaan.
Caasha Xassan jaamac.
C/raxmaan Caydiid Saleebaan.
Shaafici Saleeebaan Caydiid.
Nafisa Saleebaan Caydiid.
Sahra Axmed Xaashi.
Balqiso C/casiis Xaashi.
Dhamaan dadkan oo kala jooga dalka gudihiisa iyo debediisa, waxay markale lee yihiin Allaah ha ka dhigo Zaabir iyo Zakeriye kuwo diintooda anfaca oo dalkooda iyo waalidkoodaba anfaca. Kuna soo barbaara Barwaaqo iyo Badhaadhe baahsan
.Aamiin………Aamiin……..Aaamin……….Yaa …………..Allaah.
Daalacatey :657 editor@boocame.com Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio SSC ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacayaUK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |
---------------------
Fadlan Hoos Riix -------------------