Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ku Socota Reer Geedeeye
Anagoo kala ah Caaqil Cali Jaamac Shariif iyo dhamaan reerka Shariif Dhaga cade oo kala ah
Maxamuud Sheekh Cumar Xasan,
Jaamac Cabdi Maxaye,
Sheekh Xasan Aadan Hiirad,
Mubaarig Arbac,
Maxamed Jaamac Fagadhe,
Buraale Jaamac Fagadhe,
Axmed Hogod Yuusuf,
Iyo dhamaanba Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Khaalid waxay tacsi u diraynaa Waris Xaaji Maxamed Geedeeye iyo dhamaanba reer Geedeeye oo ah qoyska ay geeridu ku timi Hooyadeed Xaaji Faadumo Xaaji Axmed Dabay oo maanta ku geeriyootay Magaalada Burco kadib markii ay soo gudatay waajibaadkii xajka waxaana leenahay illaahay haka waraabiyo naxariistee jano samir iyo iimaana alle haka siiyo eheladii iyo qaraabadii ay ka baxday……….. Aamiin Aamiin
Daalacatey :725 editor@boocame.com Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio SSC ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacayaUK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |
---------------------
Fadlan Hoos Riix -------------------