Geeri naxdin leh: Axmed Bile Xasan Oo Ku Geeriyooday (Garoowe).
inaa lilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun Geeridy waa xaq kuli nafsul daaiqadal mowt waxaan tacsi tiiraanyo leh udiraynaa Dhamaan Reer Xasan Mahad Geeridii Naxdinta lahayd ee ku timi Ale Ha u naxariiste AxmedBile Xasan Oo KU geeriyooday Maanta Magaalada garoowe.
Waxaan tacsi Udiraynaa Dhamaan Reer Xasan Mahad gaar ahaan, Cabdi Xasan Mahad, Axmed Cawil, iyo Khadro Bile Xasan , Waxaan Si khaas ah gu tacsiyaynayna Cali Bile Xasan oo ku magacdheer Falaag oo ku nool Dalka Norway oo ay walaalo Ahaayeen Maarxuumka Geeriyooday.
hadaanu nahay bahda warbaahinta Boocame Online waxaan leenahay dhamaan eheleadii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Marxyym Axmed Bile xasan in uu samir iyo iimaan kasiiyo marxuumkana Janadii Ka waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin.
Daalacatey :1301 editor@boocame.com Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio SSC ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya
UK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |
---------------------
Fadlan Hoos Riix -------------------