Booqashadii qurbajooga Gobolka Cayn ee Jaamacada Buuhoodle.
Buuhoodle Boocame Online-Yadoo ay dhawaanahan soo gaadheen Jaamacada Bariga Afrika Ee Magaalada Buuhoodle qaar ka mida qurbo-joogta gobolka Cayn.
Yadoo ay ahayd kormeerkan qurbo-joogtu mid ay ku indho indheeynayeen habsami socodka”Jaamacada Bariga Afrika Ee Magaalada Buuhoodle” ayaa waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay qurbojoogtani dhamaanba maamulka Jaamacada, Oo uu horkacayo gudoomiyaha Jaamacada Dr.Cabdishaafi Axmed Cali.
Waxaa madashaasi ka warbixinaya heerka ay jaamacadani mareyso gudoomiyaha”Jaamacada Bariga Afrika Ee Buuhoodle” Dr.Cabdishaafi Axmed Cali.
Hadaba Waxaa Barnaamij Aad U Qurux Badan Kasoo Diyaariyey”Jaamacada Bariga Afrika Ee Magaalada Buuhoodle” Tvga Caalamiga Ah Ee Somalichannel, Laantiisa Magaalada Buuhoodle.
Gudoomiyaha Jaamacada:Cabdishaafi Axmed Cali.
Mobile Numberka Jaamacada: 0025224369898
ama lanbarkan
0019258848457
(Halkan Kadawo Barnaamijka Jamacada)
Daalacatey :888 editor@boocame.com Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio SSC ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacayaUK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |
---------------------
Fadlan Hoos Riix -------------------