|

Top news:- (Abwaanka) Sameeyay Heesta Astaanta Calanka khaatumo & Wacdaraha uqorshaysan +daawo

Boocame Online- Abwaanka Qarnigan  Ruush Aadan Xasan oo eebe kumanaystay Hal Abuurka iyo Curinta Suugaanta Noocyadiisa Kala Duwan.

Islamarkaana Sameeyay Heesyo Cajiiba oo isugu Jira Wadani, Jacayl, Iyo kuwa kale ee Xambaarsan Micnooyin Waawayn.

Iyadoona  Abwaan Ruush Aadan Xasan Ayaa Waxaa Siwayn Loogu Xasuustaa {Heestii Yaabka lahayd} ee uu Curiyey Calanka Dawlad Goboleeedka Khaatumo State, islmarkaana Sida wayn Ay usoo dhaweeyeen Madaxda, Isimidada, Iyo Dhamaan Shacabwaynaha Kala duwan ee ku dhaqan Dalka iyo Daafaha Caalamkuba.

Heesta Calanka Khaatumo Ayaa Ka Turmumaysa, Dareenka Shacabka, Jacaylka Loo Qabo  Heesta Astaanta u Ah Calanka, Sidoo kalana Lagu Koobay Halgankii Daraawiisheed, Barwaaqada iyo Khayraadka Khaatumo, Bardihii Taleex iyo Samayntii Maamulka iyo deegaanada Ssc Guud Ahaan inta Ay Ka Kooban yihiin.

Dhinaca kale hadaba Iyadoo Dhamaan Shacabku siwayn Uga Codsanayaan Abwaanka Inuu Dhankiisa ka Qayb Qaato Dabaal dega Sanadguurada Koobaad ee kusoo aadan Deegaanada Khaatumo State.

Hadaba Abwaanka oo Ay ii suura Gashay Inaan wax Kawaydiiyo Waxyaabaha uu ugu talagalay Sanad Guurada Qaran ee Deegaanada Khaatumo State Ayaa Sheegay inuu Suugaan kala duwan ugu tala galay kagana Qayb qaadan doono.

KHAATUMO SOCDAASHOO – SAMADAY MARAYSAA .

SOONA LAABAN MAYSEE -WAA SUBAX WANAAGLIYO,

SANADGUU RADEEDII EE – IDINKUNA USARAKACA  

UMADAAYAHAY USACAB TUMA,  KHAATUMO USACAB TUMA

Abwaanka Ayaa Sheegay Inay heestaas iyo kuwa kalaba Qayb kayihiin Heesaha uu ugu talagalay Xuska Sanadguurada Jiritaanka Maamulka Khaatumo State Of Somalia.

 Hoos Ka Daawo Heesta Calanka Khaatumo & Wacdaraha Fanaaniinta Somaaliyeed.

By- Axmed Cabdiqadir (Axmed Darwiish)

Boocame Online – Warbaahinta Qarnigan Cusub

Daalacatey :2800

editor@boocame.com

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio SSC ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya

UK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |

--------------------- Fadlan Hoos Riix -------------------

Posted by on Dec 11 2012. Filed under -, English News, slidernews, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Surgo,: Waad ku mahadsantihiin, baraarujinta iyo iftiiminta yoolka siyaasadeed ee madaxweynaha cusub, waxaase ka...
  • khatumo: We are with you Dr Xabeeb
  • Axmedsomali: iiidoor somali ceebee……… 230; walee………R 30;….. waaa laba...
  • Axmedsomali: Walee somalidiidka ilma Koofil, ama ilma Gunter gabalkoodii waa dhacay , Sayid maxamed baa horey u...
  • Axmedsomali: Waxa kaliya ee laga sugayo beesha jaamac siyaad waa 1.in somalidiidka Gabalkoodii dhacay runta u sheegan...