Top sawiro: soo dhowayntii qaran ee boocame loogu sameyay isimada & masuliyiinta Khaatumo (+warbixin)
Boocame Online- Waxaanu Halkan Idiinkusoo Gudbinaynaa Sawirada Soo dhawayntii Qaran ee Magaalada Boocame ee Gobolka Sool Loogu sameeyay Isimada Deeganada Ssc ee Maamulka Khaatumo State.
ururka Khaatumo Daryeel Dadka iyo Dalka ayaa siweyn uga qayb qaatay soo dhawaynta Waftidaas, Waxaana Lagaga Hortagay Wafuudaasi meel Siaada Uga Baxsan Magaalada Iyadoona Aya Soo Galbiyeen Shacabwayne Tiro badan.
Isimada oo Qudbado ujeediyey Shacabka Ayaa Ka Hadlay Arimo badan iyo Howlaha Qaran ee uyaala Dhamaan Bulshada Deeganada Khaatumo, Waxyaabaha Qabsoomay iyagoona siwayn ugu mahadceliyey Shacabwaynaha Ku dhaqan magaalada Boocame.
Shacabka Ayaa Dhankooda Siwayn Ucabiray Dareenkooda Farxadeed, Sidoo kalana Waxaa Halkaasi Ka hadalay Qaarkamida ururada Wadaniga ah ee Kajira Deeganka.
Wufuuda Culus ee soo gaadhay Maagalada Boocame Ayaa dhawaanahanba Booqasho kumarayey Deeganada Khaatumo State Waxayna Qayb tahay Dar dargelinta howlaha Maamulka deegaanka Ssc ee Khaatumo State.
Hoos ka Daawo Sawirada
- Garaad Jaamac Garaad Cali
Boocame Online
Daalacatey :2793 editor@boocame.com Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio SSC ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya
UK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |
---------------------
Fadlan Hoos Riix -------------------























