|

Soomaalidii ku dhaqnayd Kenya oo godka biyo ugu soo galen (Akhri)

Boocame Online- R/wasaraha dalka Kenya Raila Odinga ayaa sheegay in dadka Soomalida ah ee ku nool magaalada Nairobi si deg deg ah loogu celin doono dalkooda maadama ay xor yihiin gobolada dalka , isagoo u saaray guddi ka shaqeeya dib u celintooda.

R/wasaaraha dalka Kenya ayaa shaaca ka qaaday in dadka Soomaalida ah ee ku nool dalka Kenya dib loogu celindoono dalkooda Soomaaliya, maadaama sida uu sheegay ciidamada dowladda iyo kuwa Amisom ay nabadgelyo ka dhigeen dalka Soomaaliya.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu xusay in waxa ka dhacaya Islii aan loo dulqaadan Karin, sidaasi darteedna ay xukuumadiisu qaadeyso talaabooyin dib loogu celinayo dadka Soomaalid ah ee bilaa sharciga ah.

Hadalka ka soo yeeray R/wasaaraha Kenya ayaa u muuqda in uu meesha ka saaray go’aankii dowlada Kenya ee ku aadanaa in Somalida qaxootiga ah ee ku nool Nairobi loo celindoono xeryaha qaxootiga.

Boocame Online

Daalacatey :828

editor@boocame.com

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio SSC ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya

UK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |

--------------------- Fadlan Hoos Riix -------------------

Posted by on Dec 11 2012. Filed under slidernews, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Surgo,: Waad ku mahadsantihiin, baraarujinta iyo iftiiminta yoolka siyaasadeed ee madaxweynaha cusub, waxaase ka...
  • khatumo: We are with you Dr Xabeeb
  • Axmedsomali: iiidoor somali ceebee……… 230; walee………R 30;….. waaa laba...
  • Axmedsomali: Walee somalidiidka ilma Koofil, ama ilma Gunter gabalkoodii waa dhacay , Sayid maxamed baa horey u...
  • Axmedsomali: Waxa kaliya ee laga sugayo beesha jaamac siyaad waa 1.in somalidiidka Gabalkoodii dhacay runta u sheegan...