|

Fariinta Todobaadka (Top Video)

Boocame Online- Xero Cusub oo Qaadka lagu gado laguna Cuno oo kabaxsan Magaalada oo laga furi doono Magaalada Muqdisho.

Xeradaas oo loo bixiyey ‘Qaylo Badan’ furitaanka xeradaas ayaa waxaa larajaynayaa inay yarayso Qashinka , Qaylada , Saxmada, Jeeb siibka ,iyo Aflagaadada Kadhaca meelaha faras magaalaha ah.

Waxay kaloo furitaanka Xeradani Kor u Qaadi doontaa Bilicda, Nadaafada iyo Xasiloonida magaalada.

Talaabooyinkan ayaa lafilayaa inay hir galindoonaan sidoo kale Deeganada  Kale ee Dadlka Soomaaliya, waxaa kaloo abwaaniinta iyo fanaaniintaba laga Codsanayaa in la sameeyo Suugaan tilmamaysa tooshkana ku ifinaysa Xerada ‘Qaylobadan’ iyadoo lagu dadweynaha loo tilmaamayo in ninkii qaylobadan aadaa uu yahay qof wax kaqaldan yihiinn loona muujiyaa bulshada dhibaatooyinka qaadka.

Culumada ayaa laga Sugayaa inay muxaadarooyin ku aadan wac yigalinta bulshada ee laxariira Qaadka badiyaan.

ugu danbayntiina waxaan soo dhaweynaynaa gabdhaha Soomaaliyeed ee ku dhawaaqay inuusan nin qaadka cunaa geyin iyagoo ku tilmaamay ‘Hungo’

Waa dagaal balaaran oo cir iyo dhul ah oo lagusoo qaaday ninka magaca Soomaaligaa ku abtirsada ,waxaana loo adeegsanayaa qaadka in dhaqaalaheena lagu qaato maskaxdeena lagu dumiyo.oo dowladaha dariskaahi dagaalkaas way kuheshiiyeen oo diyaaraday u samaysteen.

Waa inaan anaguna Caruurteena iyo Jiilka Soo kacaya difaacanaa oo guntiga dhiisha isaga dhignaa ,hadii kale ninka Soomaaliga ahi wuxuu noqonayaa Habad la rarto oo ragaas ah oo asaagiis kaharay meelaad joogtaanba gala dagaalka.

By: Abukar Awale ( Qaad DiiD )

Gudoomiyaha Ladagalanka Qaadka

Boocame Online

Daalacatey :959

editor@boocame.com

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio SSC ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya

UK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |

--------------------- Fadlan Hoos Riix -------------------

Posted by on Dec 12 2012. Filed under -, slidernews, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Surgo,: Waad ku mahadsantihiin, baraarujinta iyo iftiiminta yoolka siyaasadeed ee madaxweynaha cusub, waxaase ka...
  • khatumo: We are with you Dr Xabeeb
  • Axmedsomali: iiidoor somali ceebee……… 230; walee………R 30;….. waaa laba...
  • Axmedsomali: Walee somalidiidka ilma Koofil, ama ilma Gunter gabalkoodii waa dhacay , Sayid maxamed baa horey u...
  • Axmedsomali: Waxa kaliya ee laga sugayo beesha jaamac siyaad waa 1.in somalidiidka Gabalkoodii dhacay runta u sheegan...