|

Maxkamada Sare ee dalka maxay ka Tiri xukunka Maxkamadaha dibada?

Boocame Online- Maxkamada Sare ee Soomaaliya ayaa ka soo horjeesatay In Muwaadiniinta Soomaaliyeed lagu maxkamadeeyo dalka dibadiisa.

Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka Caydiid ilka xanaf oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay inay ka codsanayaan dalalka
Caalamka ee Maxkamadaynaya dadka loo haysto burcad badeednimada iyo Al-shabaab inay iyaga ku soo wareejiyaan.

Ilka Xanaf ayaa carabaabay in Muwaadinka Soomaaliyeed ay waajib tahay in dalkiisa lagu maxkamadeeyo Maadaama ay Dowlada kmg ah aysan dalka ka jirin waxaa haboon in dadkaas Soomaaliya la keeno ayuu yiri dalkooda.

Warkaan ka soo baxay Maxkamada Sare ee dalka ayaa waxaa uu yimid iyadoo dalalka reer Galbeedka ah ay xukumaan dad lagu haysto in shabaab ama Al-qaacida yihiin iyo Burcad badeed.

Boocame Online

Muqdisho/ Office

Daalacatey :475

editor@boocame.com

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio SSC ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya

UK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |

--------------------- Fadlan Hoos Riix -------------------

Posted by on Dec 12 2012. Filed under slidernews, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Surgo,: Waad ku mahadsantihiin, baraarujinta iyo iftiiminta yoolka siyaasadeed ee madaxweynaha cusub, waxaase ka...
  • khatumo: We are with you Dr Xabeeb
  • Axmedsomali: iiidoor somali ceebee……… 230; walee………R 30;….. waaa laba...
  • Axmedsomali: Walee somalidiidka ilma Koofil, ama ilma Gunter gabalkoodii waa dhacay , Sayid maxamed baa horey u...
  • Axmedsomali: Waxa kaliya ee laga sugayo beesha jaamac siyaad waa 1.in somalidiidka Gabalkoodii dhacay runta u sheegan...