|

(Top News)- Shacabka Hargaysa & Burco oo magac yaable ubaxshay xisbigii oday Siilaanyo (Akhriso)

Boocame Online- Iyadoo dhawaan Maamulka Siilaanyo (Somaliland) Deeganada Uumaamulo ay    ka dhaceen Doorooshin ku sheeg uu ku shubtay Xisbiga Oday siilaanyo Gadh wadeenka ka yahay.

sidoo kalana Shacabkii ka dhiidhiyey  Musuq maasuqaas Xasuuq Ba’an loogu  gaystay magaalada Hargeisa.

Ayaa Hadaba Shacabwaynaha Gobolada Waqooyi ee dalka Soomaaliya Qaar kood ku dhaqan  Ay Siyaabo kala duwan Uga hadlayey Amuurahaas uu maamulka Oday Siilaanyo ku Caanbaxay.

Mid Kamida Aragtiada Shacabka 

_______________________________________________________________________

Maqaalkaygan ayaan doonayo in aan kaga hadlo doorashadii golaha deegaanka ee ahayd mid ku suntan BOOB, DHAC, DIL, XOOG, XADHIG  iyo HANJABAAD

Taas oo gabi ahaanba meesha ka saartey DIMUQRAADIYADII aynu qaadaney

Hadaba xisbiga KULMIYE oo imika talada haya ayaa ay ahayd dooradhadii ugu horeysey ee uu Qabto, waxaa uu sameeyeyna shacabku wuu ka dharagsanyahey

Sidaa daraadeed KULMIYE miyaanu ka dhigneyn

WARAABIHII habar dugaag intuu isugu yeedhey ku yidhi habar dugaagoow kaalaya oo ilmaadeerayaal magacan WARAABE iga badala oo waxaad ii bixisaan AAMIN

Dabadeed habar dugaag oo hal irmaan haysta ayaa ku yidhi balwaayee maanta waxaad Raaceysaa hasha aynu haysano iyo nirigteeda

Dabadeed wuu raacey,markii uu soo xero galiyey ayaa WARAABE lagu yidhi hasha nirigta ku Soo daa markii uu ku soo daayey ayaa waxaa istaagtey nirigtii, dabadeed WARAABE ayaa hadloo wuxuu yidhi (MAXAY KU NUUGTAA SE MAXAY KA NUUGTAA)

Oo shaw waxaa uu maanta HASHA ka goostey candhadii NIRIGTA yarna waxaa uu ka goostey Faruuryaha

Ugu danbayntii kulmiye waxaa uu maanta qaatey magacii lala sugayey doorashada ugu horeysa sida uu ka yeelo , Kaas oo ah {DULMIYE}

Shacbigana waxaan leeyahey qofka muslimka ah god laba jeer laguma wada qaniino ee aynu ka tashano doorashooyinka danbe waxaynu yeelayno.

Yusuf Keyse Allahi

Isha Maqaalka – Qaran News-

Boocame Online

Daalacatey :2105

editor@boocame.com

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio SSC ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya

UK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |

--------------------- Fadlan Hoos Riix -------------------

Posted by on Dec 12 2012. Filed under slidernews, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Surgo,: Waad ku mahadsantihiin, baraarujinta iyo iftiiminta yoolka siyaasadeed ee madaxweynaha cusub, waxaase ka...
  • khatumo: We are with you Dr Xabeeb
  • Axmedsomali: iiidoor somali ceebee……… 230; walee………R 30;….. waaa laba...
  • Axmedsomali: Walee somalidiidka ilma Koofil, ama ilma Gunter gabalkoodii waa dhacay , Sayid maxamed baa horey u...
  • Axmedsomali: Waxa kaliya ee laga sugayo beesha jaamac siyaad waa 1.in somalidiidka Gabalkoodii dhacay runta u sheegan...