|

Madaxweyne Xasan Shikh Dekadaha Puntland, Somaliland, Muqdishu iyo Kismayo Waa Hanti Qaran (Video)

Boocame Online- Pro:Xasan Sheekh Maxamuud Madaxwaynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya oo Warysi Siiyey Tvga Qaranka Soomaaliyeed SNTV Ayaa Siwayn Uga hadlay Xaalada Dalka Horumarka Iyo Waliba Arimo kale.

Madaxweynaha ayaa sheegay in ay leedahay Somaliya 4 Dekadood iyo garoomo, kuwaas oo ay ka mid yihiin Berbera, Bosaaso, Muqdishu, Kismaayo, isla markaana ay yihiin hanti qaran oo aysan jirin maamul goboleed gaar u leh ama degaan gaar oo sheegan karo.

Madaxweeynaha somaliya ayaa waxuu qeexay ama sharaxay qaabka loo disayo maamul goboleedyada iyo sidii la isu waafajin lahaa nidaamka fedraalka Somaliya iyo waliba kilaafka ka jira maamulka jubaland iyo dawlada.

Boocame Online

Daalacatey :1225

editor@boocame.com

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio SSC ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya

UK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |

--------------------- Fadlan Hoos Riix -------------------

Posted by on Dec 12 2012. Filed under -, slidernews, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Surgo,: Waad ku mahadsantihiin, baraarujinta iyo iftiiminta yoolka siyaasadeed ee madaxweynaha cusub, waxaase ka...
  • khatumo: We are with you Dr Xabeeb
  • Axmedsomali: iiidoor somali ceebee……… 230; walee………R 30;….. waaa laba...
  • Axmedsomali: Walee somalidiidka ilma Koofil, ama ilma Gunter gabalkoodii waa dhacay , Sayid maxamed baa horey u...
  • Axmedsomali: Waxa kaliya ee laga sugayo beesha jaamac siyaad waa 1.in somalidiidka Gabalkoodii dhacay runta u sheegan...