(Full Video) Shirkii Midnimo,Cadaalad iyo Horu socod Ee Professor Axmed Samatar iyo Cali Khaliif Galaydh ( Daawo)
Boocameonline
Waxaan Halkan Idiin ku soo Gudbinaya Qudbadihii ay Professor Axmed Samatar iyo Professor Cali khaalif ay ka jeediyeen Shirkii ka Dhacay Magaaladda Mnpls ee Gobolka Minnesota,Shirkan oo ay labadda Professor ka Warbixiyeen Waxyaalihi ay ku Soo arkeen Magaaladda Muqdishu Ee Wadanka Soomaaliya, Siddoo kale Professorka Cali Khaliif Galaydh ayaa wuxuu ka halday Xaaladda Maamulka Khaatumo iyo Siddii loo aasaasay.Qaytan ayay Waxay tahay Qaybtii Qudbaddaha,Waxaana siddoo kale la idiin soo gudbin doonaa Su’aalaha iyo Jawaabaha Oo dhamaystiran.
(Halkan ka Daawo)
Daalacatey :3209 editor@boocame.com Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio SSC ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacayaUK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |

