Tacsi kusocota ehelada & qarabada Amina maxa’ud xasan (A-Marqaan)
(Inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun – Tacsi Tiiraanyo Leh)
Waxaan halkan tacsi uga diraynaa anagoo ku hadlayna magaca qurba joogta beesha Xuseen Siciid (Hayaag).
Gaarhaan Qoyska reer Xasan Dhooble, Qoyska reer maahir, Qoyska reer kaariye, Qoyska reer Daba Gooye.
Adeer Xuseen Axmed Cali Dabagooye (xuseen qarad) - iyo qoyska reer marqaan.
Dhamaan Asxaabtaas iyo kuwa kale oo Aan Halkan Lagu Soo Koobi Karin Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Kadirayaan Geeridii naxdinta lahayd ee ku timi xaaskiisa marxuumad Aamina Maxamud Xasan (Amina Marqaan) oo ku geeriyoo tay wadanka beljam taariikhdu markay ahayd 26/dec/2012.
Waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu janadii kawaraabiyo qoyskii iyo ehelkii iyo ubadkii ay katagtayna samir iyo iimaan waasaca kasiiyo.
Aamiin – Aamiin – Aamiin - Aamiin – Aamiin – Aamiin -
Daalacatey :1354 editor@boocame.com Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio SSC ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacayaUK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |
---------------------
Fadlan Hoos Riix -------------------
