|

Tacsi Hooyo Maryama Maxamed Maxmuud (Doob-yareed)

Tacsi Hooyo Maryama Maxamed Maxmuud (Doob-yareed)

Waxaaan Halkan Tacsi ugu diraynaa Geeriddii Naxdinta lahayd Ee ku timid Maryama Maxamed Maxamuud Doob-yareed oo Maanta u geeriyootay Magaadda Laasnood ee Gobolka Sool,Soomaaliya.
Waxaan Ilaahay ugu baryaynaa Marxuumaddaas Janatul Jardowsa,Eheladdii ay ka geeriyootayna u rajaynayaa in Ilaahay Samar iyo iimaanka siiyo.
Waxay Marxuumadda ifka ugu tagtay Sideed Caruur ah oo dad Waawayn ah iyo Caruurtii ay sii dhaleen, Waxaaan Siddoo kale u tacsiyadaynaynaa Odaygeedda Faarax Cali Shirre (Faarax toor)

Waxaa Tacsiddan diraya

Ubax Cabdi olol
Faadumo hindi Cali carab
Fahima godane col u joog
Ayaan Cabdiilaahi Cali darmaan.
Sucaad Axmed nuur
Faadumo Cabdi madoobe
Faadumo Aadan dhicis
Muna Max’ud dhaanto
Sahra Muuse dheere
Aamina Axmed Boodhle
Maryama baashe barre
Anina Carab cilmi
Aamina Xassan geelle
Khadiiyo ibraahim xassan iidow.
Aamino Cabdi saleebaan
Aamina Faarah kurtuni

Haddii aad Jeceshahay inaad tacsi ah u dirtid, Waxaa ku soo qori kartaa Boggan Tacsidda Marxuumaddda loogu talo galay.

Daalacatey :1116

editor@boocame.com

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio SSC ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya

UK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |

--------------------- Fadlan Hoos Riix -------------------

Posted by on Dec 30 2012. Filed under News, slidernews, Tacsi, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Surgo,: Waad ku mahadsantihiin, baraarujinta iyo iftiiminta yoolka siyaasadeed ee madaxweynaha cusub, waxaase ka...
  • khatumo: We are with you Dr Xabeeb
  • Axmedsomali: iiidoor somali ceebee……… 230; walee………R 30;….. waaa laba...
  • Axmedsomali: Walee somalidiidka ilma Koofil, ama ilma Gunter gabalkoodii waa dhacay , Sayid maxamed baa horey u...
  • Axmedsomali: Waxa kaliya ee laga sugayo beesha jaamac siyaad waa 1.in somalidiidka Gabalkoodii dhacay runta u sheegan...