|

Ciidanka Kenya: oo dhibaatooyin xoogan ugaystay Shacabka (Islii).

Boocame Online (Nairobi) Waxaa Marba marka ka danbaysa Iska soo daba dhacaya Dhibaatada kala Gedisan ee Ciidanka Dawlada Kenya ugaysanayaan Shacabka Soomaaliyeed ee kusugna Dalka kenya, gaar Ahaan Magaalada Nairobi.

Waxaana Dhibaatooyinka Hadba Iska Soo Dabadhacay ka mida Ah .

Iyadoo Qofki Sharci leh iyo Kii Aan lahaynba Isku si loo dha Qamayo.

In Marka hore Qofka Lawaydiiyo – Lacag uu isku Furto.

In Hadii Laga Waayo – lacagta Ciidanku ugudbinayaan Xabsiga wayn Markaas oo lagu xukumayo la Cag Xoogan.

In Ciidanku Qofka ay lacag ka waayaan – ku ee Eedeeyaan Inuu yahay – Argagixiso – Ama – Supper Power.

Waxaa Saaka Ciidanka usoo Shaqatagay Shacabka masaakiinta ah Ay baadheen Qaybo badan oo kamida Xaafada Islii iyagoona Cidii Lagac Laga Waayey u dhaadhiciyey Xabsiga wayn ee Magaalada.

Qaarkamida Shacabka Saaka Ciidanku saaka lagaha  ka Qaateen Ayaa – Sheegay Inay Siwayn uga xunyihiin dhibaatada iska soo daba dhacaysa, Iyagoona Dawlada Soomaaliya & Ta kenyaba ugu Baaqay in ladaayo intay Kadiyaar garoobaayaan, Si ay ugu Noqdaan Dalkooda Hooyo.

Waxaa dhinaca kale siwayn Ubuuxa Gaadiidka ukala Safra dalka Soomaaliya & Kenya kuwaas oo isugu jira Kuwa dhulka mara & Diyaradahaba, waxuuna qayba ka yahay sida umada soomaaliyeed uga firxanayso dhibaatada Ciidanka Kenya.

Boocame Online

Daalacatey :586

editor@boocame.com

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio SSC ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya

UK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |

--------------------- Fadlan Hoos Riix -------------------

Posted by on Jan 2 2013. Filed under slidernews, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Surgo,: Waad ku mahadsantihiin, baraarujinta iyo iftiiminta yoolka siyaasadeed ee madaxweynaha cusub, waxaase ka...
  • khatumo: We are with you Dr Xabeeb
  • Axmedsomali: iiidoor somali ceebee……… 230; walee………R 30;….. waaa laba...
  • Axmedsomali: Walee somalidiidka ilma Koofil, ama ilma Gunter gabalkoodii waa dhacay , Sayid maxamed baa horey u...
  • Axmedsomali: Waxa kaliya ee laga sugayo beesha jaamac siyaad waa 1.in somalidiidka Gabalkoodii dhacay runta u sheegan...