Madaxwayne Xasan Sheekh oo wali NGO Isu Haysta & Amin Arts (Eeg)
Boocame Online- Iyadoo Dhawaanahanba Uu Madaxwaynaha Dalka Soomaaliya Safar Kumarayey Qaybo kamida dalalka Deriska la ah dalka Soomaaliya Ayaan Qaybo kamida wadamadaasi waxaan Madaxwaynaha Lagu soo dhowayn Calanka Dalka Soomaaliya.
Amin Arts oo meel dheer wax ka tusaaleeyay Ayaa Dhankiisa Marxaladaasi ku cabiray inay Tahay In Madaxwayne Xasan Sheekh usan Wali Qabsan Saaxada Dawlad nimo, isla markaana isu haysto NGO.
Nin Yabay Says: Xasan Inta wadan uu tegay Calanka Soomaaliya Looma Sudhin ee Maxaa Dhacay?
Ka Fajacay Says: Maba Oga In Labada Calan & Labada Madaxwayne Ay siman yihiin, Walia Wuxuu Isku Haystaa NGO.
Akhriste Dhankaaga Maxaa Kaga baxay – Comment ka Dhiibo – Argtidaada..
Boocame Online
Daalacatey :3000 editor@boocame.com Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio SSC ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacayaUK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |
---------------------
Fadlan Hoos Riix -------------------
