|

Nuxurka Qudbadii: Madaxwaynaha Khaatumo State of Somalia (Maqal)

Boocame Online- Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo State Of Somalia Maxamed Yuusuf Jaamac (Indho Sheel)  Ayaa Habaynimadii Xalay Wuxuu Jeediyey Qudbad Dhinacyo badan taabanaysa Kuna wajahan Dhamaan Bulshada Deegaanada Khaatumo & meela Kalaba.

Madaxwaynaha Ayaa Siwayn Uga Hadlay Doorka Mujaahidiinta Naftooda U Horaya Xoraynta Deegaanooda & Dab Can Arimo Kale oo Xaasaasi Ah.

(( Dhegayso: Nuxurka Qudbada Laabtana Usiidaa))

Boocame Online

Daalacatey :513

editor@boocame.com

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio SSC ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya

UK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |

--------------------- Fadlan Hoos Riix -------------------

Posted by on Jan 2 2013. Filed under slidernews, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Surgo,: Waad ku mahadsantihiin, baraarujinta iyo iftiiminta yoolka siyaasadeed ee madaxweynaha cusub, waxaase ka...
  • khatumo: We are with you Dr Xabeeb
  • Axmedsomali: iiidoor somali ceebee……… 230; walee………R 30;….. waaa laba...
  • Axmedsomali: Walee somalidiidka ilma Koofil, ama ilma Gunter gabalkoodii waa dhacay , Sayid maxamed baa horey u...
  • Axmedsomali: Waxa kaliya ee laga sugayo beesha jaamac siyaad waa 1.in somalidiidka Gabalkoodii dhacay runta u sheegan...