|

Qaska & Jaahwareerka ka Aloosan Maamul Goboleedka Waqooyi Bari, Balan Qaadyo beena, Hays Odhan Cida Kuma Arkayso, Iyo Arimo kale Iyo ‘Dhambaal Culus’ (Dhegayso)

Ssc Radio- Waxaanu Halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa Barnaamijka Dhambaal Culus oo qayb ka ah Barnaamijta Kabaxda Idaacada Ssc Radio Codka Shacabka.

Barnaamijka Dhambaal Culus oo Ah Mid Aanu ku falanqayndoono Siyaasada , Homarka & Dhaqanka.

Maantana waxaa Lagu qaadaa dhigi doonaa, Qaska iyo Jaahwareerka ka Aloosan Maamul Goboleedka Waqooyi Bari, ee Markii hore la odhan Jiray Puntladn, ee uu majaraha u hayo Odayga Kursi Jacaylku Dar daray & Wiilashiisa & Arimo Badan oo Xaasaasi ah & taariikho wax ku oola.

Barnaamijka Todobaadkan waxaa isku soo duway soona Soo saaray “Ismaaciil Ibraahim Ducaale” (Aftaag)

((Halkan Ka Dhegagayso Wacrahara)

Boocame Online

Daalacatey :841

editor@boocame.com

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio SSC ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya

UK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |

--------------------- Fadlan Hoos Riix -------------------

Posted by on Jan 2 2013. Filed under slidernews, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Surgo,: Waad ku mahadsantihiin, baraarujinta iyo iftiiminta yoolka siyaasadeed ee madaxweynaha cusub, waxaase ka...
  • khatumo: We are with you Dr Xabeeb
  • Axmedsomali: iiidoor somali ceebee……… 230; walee………R 30;….. waaa laba...
  • Axmedsomali: Walee somalidiidka ilma Koofil, ama ilma Gunter gabalkoodii waa dhacay , Sayid maxamed baa horey u...
  • Axmedsomali: Waxa kaliya ee laga sugayo beesha jaamac siyaad waa 1.in somalidiidka Gabalkoodii dhacay runta u sheegan...