Deg deg: Ururka badbado Puntland oo Hees yaable soo saaray (Video)
Boocame Online- Iyadoo Dhawaanahanba Ay iska soo daba Dhacayeen Sida Ay Bulshada Qaybaheeda Kala Duwan ee Maamulka Puntland Uga dhiidhinayaan Waqti kororsiga Hogaamiye Faroole.
islamarkaana Qaybo badan oo kamida Deeganada Maamulkaasi ay ka dhaceen banaanbaxyo ka Dhan ah Damaca Guran ee Hogaamiye Faroole.
Ayaa Dhankooda Urur Lagu magacaabo Badbaado Puntland waxay Soo Saareen hees Cajiiba oo kaga Hadlayaan Xaaladadahaas & Arimo badan oo Xaasaasi ah.
Boocame Online
Daalacatey :1552 editor@boocame.com Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio SSC ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacayaUK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |
---------------------
Fadlan Hoos Riix -------------------