|

War Farxadleh:- SSC Radio oo laga Dhagaysan karo wadamada Sweden iyo Norway (Bishaaro- Bishaaro)



SSC Radio Codka Shacabka

Waxaan Dad waynaha ku Dhaqan Wadamadda Norway iyo Sweden Ogaysiinaynaa in Raadiyaha SSC Codka Shacabka la gaarsiiyay
Wadamadda Sweden iyo Norway oo aad ka Dhagaysan Kartaan Qad Telefoonka oo u qaas ah Wadamaddaas.

Dhamaan Dadwaynaha Khaatumo iyo Jaaliyadda Reer Khaatumo Waxaan Waydiisanaynaa in ay Dhaqaale ku taageeran Idaacaddan si ay u hanato baahidda Raadiyaha Ee ka Jirta Degaanadda Khaatumo State of Somalia.

SSC Radio Ayaa Wuxuu Dhawaan loogga Furay Xawiladda Shirkadda Amal Express Account looggu talo galay in lagu taageero Idaacadda, Dhaqaalahan ayaa Waxaa lagu dhisi doono FM kala duwan oo ka howl gasha Dalka Gudihiisa.



SSC Radio ayaa wuxuu ku jiraa Raadiyayasha Ugu Dhagaysi badan Wadanka Maraykanka, Canada iyo Wadanka Ingiriiska Waxaan filaynaa in Fursadda Norway iyo Sweden ay soo kordin doonto Macaamiil kale oo aad u Xiisaynaysa Wararka Soomaaliya iyo Wararka Degaanadda Khaatumo.

Halkan Hoose ka Eeg Numberadda Cusub Ee Loo Sameeyay Wadamadda Sweden iyo Norway.

Daalacatey :2271

editor@boocame.com

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio SSC ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya

UK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |

--------------------- Fadlan Hoos Riix -------------------

Posted by on Jan 8 2013. Filed under Media, News, slidernews, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Surgo,: Waad ku mahadsantihiin, baraarujinta iyo iftiiminta yoolka siyaasadeed ee madaxweynaha cusub, waxaase ka...
  • khatumo: We are with you Dr Xabeeb
  • Axmedsomali: iiidoor somali ceebee……… 230; walee………R 30;….. waaa laba...
  • Axmedsomali: Walee somalidiidka ilma Koofil, ama ilma Gunter gabalkoodii waa dhacay , Sayid maxamed baa horey u...
  • Axmedsomali: Waxa kaliya ee laga sugayo beesha jaamac siyaad waa 1.in somalidiidka Gabalkoodii dhacay runta u sheegan...