Deg deg: Documentary Yaableh & Khaatumo State (Daawo Video)
Boocame Online- Waxaanu halkan idiinku Soo Gudbinaynaa Muuqaalo Xiiso Badan oo Kusaabsan Sanad Guurada Koobaad ee Kasoo Wareegtay Maamulka Khaatumo State.
Waxaad Documentarygan ka Boagan Doontaa Sidii Loogu Dhawaaqay Maamulka Khaatumo State, Habkii Loo Dhaariyey Madaxda , Dareenkii Shacabka , Astaanta Calanka oo Si Live ah Usamaysmysa, Dhaantooyin Yaab leh & Qodobo kale Oo idin Xiiso galiya.
Sidoo Kale Waxaad Kaga Bogan Doontaa Warbxino Ladhiidha Burburkii dalka Soomaaliyada Kadib Caqabadaha Soo Food Saaray Shacabka Deeganada Ssc ee maamulka Khaatumo State & Arimo kale oo Taariikhiya.
((Daawo Wacdaraha & Documentarygan Yaabka leh))
Boocame Online
Daalacatey :4234 editor@boocame.com Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio SSC ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacayaUK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |
---------------------
Fadlan Hoos Riix -------------------