Sawiro: Haayada (NPA) Iyo Ururka (SRO) Oo Ceel riiga Ku Wareejiyay Dadka Degaanka Shululux+ (Video)
BoocameOnline,(Laascaanood) Dadka Deegaanka Shululux Oo ka Tirsan Gobolka Sool ayaa haayada NPA ku wareejisay Ceel ay Halkaas uu Ka Qoday Ururka Maxaliga ah Ee SRO” Oo ay wada shaqaynta Leeyihiin Haayada Caalamiga ah Ee Npa, Ceelkan ayaa waxa ka faa iidaysanaya Dadka Deegaankaas Iyo xoolo dhaqatada ku Xeeran,
Hayada NPA ayaa waxa ay waday Dadaalo Lagu Badbaadinayo Xoolaha iyo Dadka Reermiiga ah Si ay uhelaan biyo nadiifa Oo ku filan waxaa markasta laga Qodaa Ceelashan Dhul baahi wayn u qaba Dhanka Biyaha,
Geesta Kale Haayada NPA‘kuma eka Ceelasha Oo kaliya waxa ay haayadu Qaybisaa Mucaawinooyinka dadka barakaCa yaasha ah lasiiyo sida weelasha ay ka faaiidaystaan Qosasku,Waxbarasho Bilaasha,Tababaro Laxidhiidha Arimaha Bushada Caafimaadka IWM,
Ceelkle Oo Riiga Oo haayadu ay kawado Deegaanka Kulaal Oo isagana dhamaad ku dhow Oo dhawaan Lagu wareejin Doono Dadka Deegaanka Kulaal Dagan Si ay Oga Faaiidaystaan Ceelkaas,
Munaa sabadaas Ayaa waxa Kahadlay Msuuliyiinta Haayada NPA Oo ay kamidka yihiin Shugri Yuusuf Abdi Oo ku dheeraatay Xaalada Ceelka Dardaarana u jeedisay Dadka Deegaanka Shululux Oo ay u sheegtay Qiimaha uu leeyahay Ceelkani Ay Npa U qoday Deegaankan Lanarabo ayay tidhi inaad nidaamkiisa ilaalisaan.NPA hadaanu nahay waanu Eegnaa sida ay dadku u Maamushaa Ceelasha aan u qodno.
Geesata Kale waxaa Halkaas Kahadlay Ahmed”Mohamed Oo NPA’ahaan anaga allxamdulilaah shaqadayadii waan ka soo baxnay Ayuuyidhi” Maanta Hal”
Aan sanad Soo wadnay Baan Idin Ku wareejinaynaa Hadaad hagaajisaan caanobadan ayaad ka helaysaan Hadaad qashaana dee waxba Helimaysaan Ceelkana waasaas, Tusaale Waxa Uu uyahay Hashaas Oo Kale.
Masuulkii Iyo Haaydii Ceelka qoday Ee SRO C\rishiid Jaamac Biixi Iyo Eng Cali Xuseen Fartaag ayaa halkaas waxa ay furihii Ku wareejiyeen Masuuliyiinta Haayada Npa Haayaduna waxa ay ku wareejisay gudi ay dhisteen Dadka Deegaanka Shululux Oo umahad Celiyay shaqada Fiican Ee SRO Ay laqabato Haayada Caaliamiga ah NPA” C\rishiid Jaamac Biixi ayaa isna Halkaas Oga Mahad Celiyay Dadka Deegaanka Shululux.
((- HALKAN KA DAAWO – TOP VIDOE – ))
Boocame Online
Daalacatey :4166 editor@boocame.com Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio SSC ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya
UK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |
---------------------
Fadlan Hoos Riix -------------------








