Madaxwayne (Axmed Karaash) Oo Kashifay Arimo Badan -(Daawo)-
Boocame Online- Madaxwayne Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) oo Kamida Golaha Madaxtooyada Maamulka Khaatumo State Ayaa wuxuu Ka Hadlay Arimo badan oo Quseeya Xaalada Deegaanka Khaatumo & Guud ahaan Dalkeena Somaaliya.
Madaxwayne Axmed Cilmi Cismaan Ayaa Wuxuu Siwayn Usoo Dhoweeyay Digniintii Dawlada Ingiriisku Dhawaan Kasoo Saartay Xasilooni Darada Deegaanada Maamulka Siilaanyo Hogaamiyo, Oo Sheegay Inay Horay Ugaayeen Inaytahay Goob Argagixiso.
Madaxwayne Karaash Ayaa Fariin Culus Udiray Bulsahada Khaatumo ee Kusugan Burco iyo Hargeisa Wuxuunu Ugu Baaqay Inay Si Deg dega Uga Soo baxaan Goobahaas Dawladaha Caalamku Ka Dayriyeen.
Sidoo Kale Mudane Karaash Ayaa Ka hadlay Dirbaaxadii Xooganayd ee Lagu Dhuftay Maleeshiyada Maamulka Siilaanyo ee Duulaanka ku Ah Deeganada Khaatumo State, Wuxuuna Sheegay In Ciidamada SNM Ay Ubadan Yihiin Ragii Alshabaab ee soo Firxaday.
Ugu Danbayntii Ayaa Madaxwaynaha Wuxuu Muujiyey Doorka Bulshada Khaatumo Kaga Jirto Midnimada Soomaaliya, Wuxuuna Sidoo kale ka Hadlay War Aan Haboonayn oo Dhowaan Baxay Iyo Arimo kale oo Xaasaasiya.
((HALKAN DAAAWO + MAQAL CODKA MADAXWAYNAHA ))

Daalacatey :2068 editor@boocame.com Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio SSC ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya
UK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |
---------------------
Fadlan Hoos Riix -------------------