Sawiro,Ururka Dugsi Oo Deeq Gaadh Siiyay Isbitaalka Laascaanood, Gaar Haan Qaybta TB’iida (Video)
BoocameOnline.(Laascaanood)Isbitaalka Guud Ee Magaalada Laascaanood Ayaa saaka Lagaadh Siiyay Caawino Ay soo Direen Hablaha Ururka Dugse Ee wadanaka Holand Caawinadaas Ayaa waxa soodiray Sahra Diiriye Gamaadiid iyo Hodan Dirir Jigaxay Oo aalaaba soo Caawiya Bukaanada Kujira waadhadhka qaaxada Ama Tb”Da,
Caawinadan ayaa hadiyo jeer waxa soo dhaweeya Bukaanada Isbitaalka Laascaanood Oo aysanjirin Cid caawisa Aan hayan Qurbo Joogta Deegaanadani U dhalatay Gaar ahaan Hablaha Oo aad Oganaxa Dhibaatada Haysata Bukaanadan Iyadoo had iyo Goor ay bukaanadani u Mahad Celinyaan Hooyinkaas U soocaawiyaan
Daalacatey :696 editor@boocame.com Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio SSC ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya
UK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |
---------------------
Fadlan Hoos Riix -------------------





