|

Top Video: Banaanbixii Ka Dhanka Ahaa Hadalkii Faroole -(Daawo)-

Boocame Online- Waxaa Maanta magaalada buuhoodle kadhacay isu soo bax balaadha oo ay isu gu soo baxeen bulshaweynta kudhaqan magaalada buuhoodle sida culimo awdiinta waxgardaka ururada haweenka iyo madax katirsan maamulka khaatumo oo uu hormuud ka ahaa madaxweynaha maamulka khaatumo maxamed yuusuf jamac (indho sheel)

isu soo baxan ayaa waxaa lagu canbaaraynayey hadal kasoo yeedhay Madaxwaynaha maamulka Puntland Mr Faroole, Kaas oo Ahaa Inuu Ku Biirayo Jabhada SNM ee kala Goynaysay Dalka Soomaaliya.

((HALKAN KA DAAWO – FULL VIDEO ))

Madaxda Maamulka Khaatumo, Waxgaradka Shacabwaynaha Gobolka Cayn Ayaa Dhamaantood Hadalkaasi Siwayn Uga hadlay Kuna Tilmaamay Mid Aan Soconayn.

Ugu Danbayntii Ayaa Waxaa Halkaasi Laga Jeediyey Qudbado Dhinacyo Badan taabanaya Kuwaas oo Qayb ka Ahaa Banaanbaxa

Boocame Online

Daalacatey :1342

editor@boocame.com

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio SSC ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya

UK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |

--------------------- Fadlan Hoos Riix -------------------

Posted by on Feb 2 2013. Filed under slidernews, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Surgo,: Waad ku mahadsantihiin, baraarujinta iyo iftiiminta yoolka siyaasadeed ee madaxweynaha cusub, waxaase ka...
  • khatumo: We are with you Dr Xabeeb
  • Axmedsomali: iiidoor somali ceebee……… 230; walee………R 30;….. waaa laba...
  • Axmedsomali: Walee somalidiidka ilma Koofil, ama ilma Gunter gabalkoodii waa dhacay , Sayid maxamed baa horey u...
  • Axmedsomali: Waxa kaliya ee laga sugayo beesha jaamac siyaad waa 1.in somalidiidka Gabalkoodii dhacay runta u sheegan...