(Full Video):- Waraysi Xaasaasi ah Madaxwayne Xasan Shiikh (Daawo)
Boocame Online- Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sh. Maxamuud ayaa wareysi gaar ah siiyey Warbaahinta qaranka gaar ahaan Tv-ga Qaranka.
Waxa uuna wareysigaasi kaga hadlay arimo badan sida kulamadii madaxda Midowga Yurub iyo guulihii laga gaaray, iyo arimo kale oo ku saabsan shanta mashruuc ee sanadkan dalka laga hirgalin doono.
(( HALKAN DAAWOFULL VIDEO + WARAYSI XIISO LEH))
Boocame Online
Daalacatey :965 editor@boocame.com Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio SSC ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacayaUK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |
---------------------
Fadlan Hoos Riix -------------------