|

Deeq Lacaga Oo Saaka Lasoo Gaadhsiiyey Xarunta Dhismaha Agoomaha Ee Magaalada Buuhoodle (Sawiro+Warbixin)

Buuhoodle Waxaa maanta deeq lacaga lasoo gaadhsiiyey xarunta dhismaha agoomaha ee magaalada ee magaalada buuhoodle

deeqdan lacagta ah ayaa waxaa soo gaadhsiiyey dhismaha qabyada ah ee agoomaha Axmed Xaaji Cabdi Maxamuud iyada oo cadadka lacagtani uu ahaa 1642& ama kun iyo lixboqol afartan iyo laba dollarka maraykanka ah ,

lacagtan ayaa waxaa iska soo ururiyey hablo muxsiniina oo kunool dalka imaaraadka gaar ahaan magaalada dubai 

waxaana loo soo wakiiishay faarax xaaji cabdi maxamuud .

deeqdan ayaa waxaa saaka lawareegay masulka gacanta kuhaya dhismaha xarunta agoomaha cabdi nuur maxamuud aw muuse

isaga oo ugu duceeyey dadkii lacagtan soo diray in illaahay meeshii ay kasoo saareen wax kawanaagsan ugu badalo iyga iyo kuwii kahoreeyayba.

isaga oona ugu baaqay dhamaanba umada muslimiinta ah inay kasoo qayb qaataan dhismahan khayrku kujiro.

dhanka kale waxaa goobta kahadlay  cabdi risaaq garaad soofe oo isaguna mahad balaadhan ujeediyey dadkii lacatan soo diray una duceeyey sidoo kalena baaq udiray umada islaamka ah gaar ahaan umada kasoo jeeda sool sanaag iyo cayn inay soo dhamays tiraan qaybaha hadhay ee xaruntan agoomaha oo wali qabyo ah una baahan hanti fara badan in lagaliyo .

By.c/casiis aadan jaamac  DSC02816DSC02817DSC02830DSC02827DSC02826
DSC02819
DSC02831DSC02832DSC02838DSC02839DSC02840DSC02842DSC02843DSC02844DSC02845DSC02847DSC02848DSC02850DSC02851DSC02853DSC02854DSC02861DSC02860DSC02859DSC02858DSC02855DSC02862DSC02863DSC02866DSC02812DSC02813

Daalacatey :570

editor@boocame.com

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio SSC ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya

UK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |

--------------------- Fadlan Hoos Riix -------------------

Posted by on Feb 3 2013. Filed under slidernews, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Surgo,: Waad ku mahadsantihiin, baraarujinta iyo iftiiminta yoolka siyaasadeed ee madaxweynaha cusub, waxaase ka...
  • khatumo: We are with you Dr Xabeeb
  • Axmedsomali: iiidoor somali ceebee……… 230; walee………R 30;….. waaa laba...
  • Axmedsomali: Walee somalidiidka ilma Koofil, ama ilma Gunter gabalkoodii waa dhacay , Sayid maxamed baa horey u...
  • Axmedsomali: Waxa kaliya ee laga sugayo beesha jaamac siyaad waa 1.in somalidiidka Gabalkoodii dhacay runta u sheegan...