(Deg deg):- Video Shirkii Beesha Jaamac Siyaad oo Furmay (Sawiro)
Boocame Online (Buuhoodle) Shirwaynihii Beesha Jaamac Siyaad ayaa maanta si toos ah uga Furmay magaalada Dan-Dan oo ka tirsan Gobolka Cayn.
Shirkan ayaa waxaa kasoo qayb galay qayabaha kala Duwan ee Beeshaasi oo ka kala yimi Gobollada Sool iyo Cayn.
Masuuliyiinta halkaasi ka hadlayaa waxay sheegeen in ay ugu faraxsanb yihiin Furitaanka Shiran Beesha Jaamac siyaad.
Shirkan maanta Furmay ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Garaadka Guud ee beesha Jaamac Siyaad Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil.
Dhamaan Bulshada Deeganada Khaaatumo State Ayaa Siwayn Ugu Dhursugaya Qodobada Taariikhiga ah ee Kasoo Bixi Doona Shirwaynaha Maanta Ufurmay Beesha Jaamac Siyaad.
Halkan Ka daawo Sawirada Shirka oo Dhan + Video
Boocame Online
Daalacatey :2726 editor@boocame.com Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio SSC ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacayaUK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |
---------------------
Fadlan Hoos Riix -------------------