(Sawiro)- Xafladii Balaadhnayd ee Xalay ka Dhacday magalada london
Boocame Online (London) Xaflad Si Aad iyo aad loo Soo agaasimay ayaa waxay ka dhacday Hoolka Central Hall Westminster ee Magaalada London ,xaflad si weyn loo soo qaabeeyay oo lagu soo dhaweynayo Ama lagu Maamuusayay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdigiisa oo beryahan ku sugnaa magaalada London ee caasimadda dalka Britain
Dhanka kale Xafladdasi ayaa waxaa ka soo qeybgalay Soomaali kummanaan ah oo ku nool Daagaha Uk, kuwaasi oo hoolka uga soo xaariday in ay maamuus sarreeya u sameeyaan Madaxweynaha iyo wafdigiisa
Sidoo kale Ammaanka ayaa si weyn loo adkeeyay, waxaana ammaanka sugaya ciidamo gaar ah, kuwaasi oo sugayay amniga goobta iyo habsami u socodka xafladda Waxaana arkaysaa Shacabka Soomaaliyeed oo aad iyo Aad loo Baarayay ,waxayna dadka u muuqdeen kuwo si weyn u daneynayay in ay arkaan madaxweynaha, isla markaana ay dhegeystaan hadalkiisa.
Boocame Online – Hoos Ka Daawo Sawirada





















UK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |
---------------------
Fadlan Hoos Riix -------------------