(Video) Dagaalkii Ceel Waaq Ee Dhexmaray Ciidanka Kenya,Ciidanka Dowladda iyo Alshabab ( Must see)
BoocameOnline
Waxaan Idiinla Wadaagaynaa Video Maanta oo Taariiqdu tahay feb.2.2013 la soo galiyay Internetka oo Muujinaysa Dagaal aad u xun oo Dhex maray Ciidamadda Dowladda Kenya iyo kuwa Soomaalidda oo isku dhinac ah iyo Ciidanka Alshabaab oo Dhinac ah. Muuqaalka ayaa waxaa soo galiyay Internetka Alshabaab oo Guul ka Sheegtay Degaalkaas soona Bandhigay Hubkii iyo Gaadiidkii ay ka Qabsadeen Ciidamadda kale Ee Dowladda Soomaaliya iyo Ciidanka Kiinyatigga.
Daawasho Wacan.

BoocameOnline kama Masuul ah Waxa ku jira Videoggan Ee Waa Idiin Soo gudbinaysaa Si aad indhihiina ugu aragtaan.
UK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |
