Video: Faroole yuu isku kaaya Nab nabin, Jawab Culus + Kashifaad Iyo Oday Faysal Cali waraabe (Daawo)
Boocame Online- Oday Faysal Cali Waraabe oo Kamida Qabqablayaasha Dhanka Siyaasada ee Gobolada Waqooyi Galbeed ee Dalka Soomaaliya.
Ayaa Siwayn Uga jawaabay Hadal Kasoo Yeedhay Hogaamiye Faroole Kaas oo Ahaa In Maamulka Puntland uu Jabhada Siilaanyo La Goosan Karo oo heshiisyana Usocdaan.
Oday Faysal Ayaa Arinkaasi Kutilaamay Midaan Waxbka Jirin Wuxuuna Yidhi “Waxba annaga yuusan na isku kaaya nabin ee hadduu go’ayo ha go’o ama ha kasii mid ahaado Somalia.”
Oday Faysal oo Hadalkiisa Sii Wata Ayaa Siwayn Ubahdilay Maamulka Faroole Sheegayna Inuu Yahay Maamul Qabiil oo Katiliya Garoowe iyo Gobolka Kale.
Ugu Danbayntii Faysal oo Aaamin San Inaan Jabhada Siilaanyo Qabiil Ahayn Ayaa Hadana Afku Ka Xaday In Reerba Meel Xidhay.
(( HALKAN DAAWO JAWAABTA + TOP VIDEO ))
Boocame Online
Daalacatey :2191 editor@boocame.com Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio SSC ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacayaUK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |
---------------------
Fadlan Hoos Riix -------------------