Video: Cawayska Caawa & Heesta Cusub ee Taleex 2013 -(Daawo)-
Boocame Online- Waxaanu halkan Dhamaan Akhrista yaasha Sharafta leh Ugu Soo Gudbinaynaa Hees Cusub oo Dhowaan La Curiyey Kanimada Kuwii Loogu Dabaal Degayay Xuska Sanad Guurada Khaatumo State.
Heestan Cajiibka Ayaa Ayaa Waxaa Magaceeda La Dhahaa Taleex oo Aynu Ognahay Halka Ay Taariikhda Soomaalida Kaga Jirto.
Waxaad Kaga Bogon Doontaa Arimo Badan oo Muhiima Iyo Waliba Taariikh Mugwayn.
Eryada iyo laxanka : Ibraahim Dan Jab.
Musiga Dananayaa : Hassan Shiriif
Codka Baxsan All Fanaan Axmed SalaadÂ
Boocame Online
Daalacatey :22401 editor@boocame.com Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio SSC ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacayaUK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |
---------------------
Fadlan Hoos Riix -------------------