Video: Kulan kadhacay (Islii) Iyo Wasiirka Gaashandhiga oo Yimid
Boocame Online- Kulan balaadhan oo looga hadlayay xaalada amaan ee xaafad islii ayaa waxaa uu dhexmaray ganacsatada xaafada islii iyo wasiirka gaashaandhiga yuusuf xaaji.
Waxaan goobtaas joogay saraakiisha ciidamada policeka kenya iyagoona islaqaatay in xaafada la keeno gaadiid ciidan ooo ku dhex wareega xiliga doorashada ay ka dhacayso xaafada.
Boocame Online
Daalacatey :1164 editor@boocame.com Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio SSC ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacayaUK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |
---------------------
Fadlan Hoos Riix -------------------