|

Daawo Sawiro: Ciyaar xiiso leh oo dhexmartay Obama & Tiger Woods

ObamaBoocame Online- Madaxweynaha Dalka Mareykanka Brack Obama ayaa Ciyaar saaxiibtinimo oo dhinaca Ciyaarta Golf-ka ee inta badan ciyaaraan dadka taajiriinta ah waxa uu la ciyaaray Ciyaaryhanka Dunida looga dambeeyo Ciyaartaasi ee Tiger Woods,

Warbaahinta Dalka Mareykanka ayaana aad uga faalooday Ciyaarta u dhaxeeysay Madaxweynaha Dalka Mareykanka iyo Ciyaaryahn Tiger Woods oo dhacday Maalintii Arbcada aheed waxa eena Ciyaartan ku tilmaameen mid saaxiibtinimo aan ku dheehneen wax xifaaltan ah iyo in laka badiyo.

Madaxweyne Brack Obama oo Ciyaarta kadib hadlay ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay ciyaarta uu Tiger Woods la ciyaaray isagoona Ciyaaryhanka ku tilmaamay midka ugu qatarsan dinida ee Ciyaarta Golf-ta si dhab ahna uusan ula dheeleyn hasa ahaatee ee wada ciyaareeyn ciyaar aad u dagan.

Madaxweynaha Dalka Mareykanka ayaa lagu tilmaamaa nin aad u fur furan oo inta badan Jecel ciyaarta Golf-ta iyo ciyaaro kale oo aad loo xiiseeyo iyadoona Mararka qaar la arko Madaxweynaha oo Ciyaaraya Ciyaarta Golf-ta iyo Ciyaaro kale uu xiiseeyo






 

Daalacatey :2255

editor@boocame.com

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio SSC ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya

UK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |

--------------------- Fadlan Hoos Riix -------------------

Posted by on Feb 22 2013. Filed under slidernews, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

Comments are closed

Recently Commented

  • Surgo,: Waad ku mahadsantihiin, baraarujinta iyo iftiiminta yoolka siyaasadeed ee madaxweynaha cusub, waxaase ka...
  • khatumo: We are with you Dr Xabeeb
  • Axmedsomali: iiidoor somali ceebee……… 230; walee………R 30;….. waaa laba...
  • Axmedsomali: Walee somalidiidka ilma Koofil, ama ilma Gunter gabalkoodii waa dhacay , Sayid maxamed baa horey u...
  • Axmedsomali: Waxa kaliya ee laga sugayo beesha jaamac siyaad waa 1.in somalidiidka Gabalkoodii dhacay runta u sheegan...