Video: Fanaanka Fu’aad Cumar & Xatoyadiisa + Hees Hore (Daawo)
Boocame Online- Dhallinyaro badan oo ka mid ah kuwa kasoo heesa qurbaha, waxay inta badan xadaan heeso ay lahaayeen Fanaaniin hore, oo qaarkood ay geeriyoodeen.
Inta badan heesahaas waa kuwa aysan bulshada badankeed maqal, ayna fududahay in la dhaco, Islamarkaana Lagu Habsado. Fanaanka la yiraah Fu’aad Cumar ayaa xaday hees uu qaaday nin la oran jiray Jaamac Hadaf oo ahaa reer Seylac.
(DAAWO & TUUGANIMADA FU’AAD CUMAR)
Heeskaasi la qaaday 1975-kii oo halku dhigiisu yahay “Bal Soo Orod”, ayuu Fu’ad Cumar ku sheegtay mid cusub oo uu u sameeyay nin la yiraah Khadar Dheere.
Boocame Online
Daalacatey :3080 editor@boocame.com Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio SSC ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacayaUK 020351904757 | USA & CANAD 415 655-0816 | Norway 021953208 | sweden 0840303194 |
---------------------
Fadlan Hoos Riix -------------------