“Author Archive”

Boocame Online- Shacabka Soomaaliyeed Ayaa Layaab Iyo Amakaak Ku Noqotay Markii Shaashadaha La Iska Arko Ay Ku Arkeen Fanaanadda Ikraan Caraale”Nafyar” oo Tacsi u Xiratay Qamaar Calanka Jabhada Somaaliland. Halkan Ka Daawo Video Waxaana Amuurtaaan Ay Timid Iyadoo Dhowaan Shacabka Soomaaliyeed Ay Siwayn Uga Xanaaqsanaayeen Aflagaadadii Qaawanayd ee Ikraan Ugaystay Madaxda Soomaaliyeed & Magaalada Muqdisho. Daalacatey [...]
April 3rd, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Baahinta Fiidnimo ee Ssc Radio Codka Shacabka – waxaad Ku maqlidoontaan warkii ugu xiisaha badnaa ee ugu danbyeeyay deeganada Khaatumo State , Guud ahaan Soomaaliya & Caalamkaba Iyo sidoo kale Barnaamijkii Murtida Iyo Maanta Waa Caawa Iyo Radio Ssc Codka Shacabka Baahinta Fiidinimo Habaynimada Caawa ah waxaa Soo Saaray Iskuna Soo Duway,Axmed Darwiish Halkan ka [...]
April 3rd, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Boocaame Online: Muuqaalka Maanta waa mid lagu farxo kaas oo ah in arin ugu dambeeysay Dalka 22 sao ka hor Magaalada Muqdisho taas oo ah kaluumeeysato xoog maal ah oo xoogooda cunaya Shacabkana u adeegaya. Hadaba aqristoow saan saantii Nabadda cagta ayaa la saaray ee dalka iyo dadkaba u duceey nabad ayeey u bislaadeyn. Boocame [...]
April 3rd, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo maanta safarkiisii ugu horeeyey uga dhoofay magaalada Muqdisho, ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. Ra’iisal Wasaaraha ayaa waxaa safarkiisa ku wehliya xubno ka tirsan golaha Wasiirada ooo ay ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha Gudaha C/kariin Xuseen Guuleed, Wasiirka Gaashaandhiga C/xakiin X. [...]
April 3rd, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Boocame online- Waxaanu Halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa Muuqaalka Film Kooban Oo hadan Nuxur Balaadhan Xambaarsan kaas oo ka hadlay Sida Qofku Isga Joojinka karo (QAADKA) Boocame Online Daalacatey :1276
April 2nd, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Boocame Online Waxaan u Halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa Muuqaalka Shirwaynihii Magaalada Kismaayo oo maanta Si Aqlabiyad ah loogu Ansixiyey Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose. Boocame Online Daalacatey :1340
April 2nd, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Boocame Online- Waxaa Geeriyooday Taliyahii Ugu Sareeyey Maleeshiyaadka Dirta Waqooyi (S-land) oo lagu magacaabi Jiray Dhancade, Sidoo kalana Ugu magacaabnaa waxa loogu Yeedhay Aaga Bari. Dhegayso Waraysi Xaasasiya + Kani galbey Waxaana Dhima shada Horjoogahan Katirsanaaa Maamulka Siilaanyo Ay Timid iyadoo Habaynkii Xalay uu Ka Hajabayey Tv Beeleedyada maamulka Siilaanyo, Isagoona Qorshaynayey Duulaan uu Kusoo Qaado [...]
April 2nd, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Boocame Online (London) Xili raysal wasaaraha dalka Biritin David Cameron uu Hanbalyo u dirayay Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Uhuru Kenyati,ayaa dhanka kale wuxuu ka codsaday Madaxweynaha Kenya in si weyn uu ula shaqeeyo Xukuumada Soomaaliya,maadama ciidamo ka socda Kenya ay ku sugan yihiin Soomaaliya. David Cameron ayaa sheegay in Loo baahan yahay hogaanka Cusub [...]
April 2nd, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Boocame Online- Fanaanada Qaranka Soomaliyeed Saado Cali Warsame Ayaa soo Saartay hees Cusub oo lamacbaxday (Guul Alle) Heestan oo Ah mid Xaasaasiya Ayaa waxay ka Hadlaysaa Xaalada Iyo Arimaha Juba Land. Boocame Online Daalacatey :4198
April 2nd, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Boocame Online- Ururka Raaskambooni Ayaa Eedayn Iyo Aflagaada Qaawan Kuweerarary Masuuliyiin Katirsan Dawlada Soomaaliya, Gaar ahaan Raysal wasaare Saacid iyo Wafdigii dhowaan gaadhay Magaalada kismaayo. Halkan Ka Dhegayso Shacab badan oo Dhegaystay hadalkaan Deelqaafka Ayaa kutilmaahay Sida Ururkaasi Aaanu Wali ufahmin Nidaamka Dawladnimo iyo Kala Danbaynta. Daalacatey :3449
March 31st, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »