“Author Archive”
Stories written by Admin1

Ra’iisul Wasaaraha oo xafiiskiisa ku qaabilay wafti balaaran oo ka socda urur goboleedka IGAD

IMG_8740

Muqdisho, 17, May, 2013….. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), xubno ka tirsan golihiisa wasiirada, saraakiil sare oo ka tirsan xafiiska Ra’iisul wasaaraha iyo Madaxweynaha ayaa kulan la qaatay wafti ka socda urur goboleedka IGAD oo labadii maalmood ee ugu danbeeyey booqasho ku joogay magaalada Muqdisho. Waftigaan imaatinkiisa Soomaaliya waxa lagu [...]

May 18th, 2013 | Posted in -,slidernews,Wararka | Read More »

General Saacid oo si rasmi ah ulla wareegay hogaanka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed +Picture

Xil_Wareejin_Booliis_9

Muqdisho, May 11, 2013…… Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), Gudoomiya Maxkamada Sare Caydiid Ilka Xanaf iyo Wasiirka Arrimaha Guddaha iyo Amniga Qaranka Cabdikariin Xuseen Guuleed, ayaa ka qeyb-galay munaasabada xilwareejinta taliyaaha cusub ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed General Cabdixakiim Dahir Saciid (Gen. Saacid) oo xilka kala wareegay General Sharif Shiikhuna [...]

May 11th, 2013 | Posted in English News,News,slidernews | Read More »

(Daawo)Banaanbixii lagaga soo horjeeday afduubka lagu sameeyay reer Woqooyiga

ImageProxy (7)

BoocameOnline Banaanbax lagaga soo horjeeddo Siyaadda Dowladda Federalka Ee Arimaha Waqooyiga Soomaaliya.

May 8th, 2013 | Posted in Media,News,slidernews,Wararka | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo London kula kulmay ganacsato iyo maalgaliyaal Soomaali iyo Ajaanib ( Sawiro)

CA5P2012-1

(London UK,08,May,2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan Sheikh Maxamud oo khudbad ka jeediyey shirka Ganacsatada iyo Maalgeliyeyaasha oo maanta ka dhacay London ayaa yiri “Soomaaliya waxaan rabnaa in aan ka dhigno dal ku dhisan technologiyadda cusub oo Wadooyinka, dekedaha, airportka, iyo guryaha waa in ay ahaadaan kuwa aan ku dhisneyn cilmigii hore balse ay [...]

May 8th, 2013 | Posted in News,slidernews,Wararka | Read More »

U.S. Assistance in Somalia

state dept

U.S. assistance to Somalia aims to: help develop a stable government; ensure Somalia is not a safe-haven for terrorists; respond to and mitigate humanitarian crises; combat piracy; and prevent instability in Somalia from destabilizing the region. On January 17, 2013, the United States formally recognized the Federal Government of Somalia as an acknowledgement of the [...]

May 7th, 2013 | Posted in English News,News,slidernews | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha oo maanta ka qayb galay dibad-bax lagu taageerayo shirka London oo ka dhacay Muqdisho.

IMG_7865

Ra’iisul Wasaaraha oo maanta ka qayb galay dibad-bax lagu taageerayo shirka London oo ka dhacay Muqdisho. Muqisho, 07, May, 2013—- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) xubno ka tirsan golihiisa wasiiradda, xildhibaano, gudoomiyayaasha degmooyinka gobolka Banaadir, saraakiisha ciidanka, fanaaniin iyo marti sharaf kala duwan, ayaa maanta ka qeyb-galay dibad bax lagu [...]

May 7th, 2013 | Posted in News,slidernews,Wararka | Read More »

Somalia Conference: New EU support for governance, justice and police (Press release)

gyg

Somalia Conference: New EU support for governance, justice and police Commissioner for Development, Andris Piebalgs, today announced that the European Union will further support the justice system and police force in Somalia with €44 million. The pledge was made during the Somalia conference in London, which aims to provide support for the Government of Somalia [...]

May 7th, 2013 | Posted in News,slidernews,Wararka | Read More »

David Cameron and Mohamud hail ‘progress’ in Somalia

1755k

UK Prime Minister David Cameron says Somalia has made “huge progress” in efforts to end more than two decades of conflict. He is co-hosting a conference in London with Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud to help the East African state rebuild itself. Somalia is widely regarded as a failed state, hit by an Islamist insurgency, [...]

May 7th, 2013 | Posted in English News,News,slidernews | Read More »

ICC-Charged Kenyatta Expected To Join Somalia Meeting In London

1

Kenya’s newly elected President Uhuru Kenyatta, who faces international charges of crimes against humanity, is expected to attend a Somalia conference next week in London at the invitation of the British government, sources said on Friday. Britain’s high commissioner (ambassador) to Kenya, Christian Turner, extended the invitation to Kenyatta, who is due to stand trial [...]

May 4th, 2013 | Posted in English News,News,slidernews | Read More »

Somaliland: Foreign Minister Submits letter to the UN Security Council (Asks special status)

codkaww

By Yusuf M Hasan NEW YORK (Somaliland) – As the visiting head of Somaliland President Ahmed Mahmud Silanyo prepares to meet with citizens of his country living in the USA at Chantilly, Virginia, his foreign minister has submitted a letter to the UN Security Council. In his letter, the Somaliland foreign minister Dr Mohamed Abdilahi [...]

April 28th, 2013 | Posted in English News,News,slidernews | Read More »

Recently Commented

  • Surgo,: Waad ku mahadsantihiin, baraarujinta iyo iftiiminta yoolka siyaasadeed ee madaxweynaha cusub, waxaase ka...
  • khatumo: We are with you Dr Xabeeb
  • Axmedsomali: iiidoor somali ceebee……… 230; walee………R 30;….. waaa laba...
  • Axmedsomali: Walee somalidiidka ilma Koofil, ama ilma Gunter gabalkoodii waa dhacay , Sayid maxamed baa horey u...
  • Axmedsomali: Waxa kaliya ee laga sugayo beesha jaamac siyaad waa 1.in somalidiidka Gabalkoodii dhacay runta u sheegan...