“Author Archive”
Stories written by Buuhoodle

Baahinta Fiidnimo ee Ssc Radio Codka Shacabka – waxaad Ku maqlidoontaan warkii ugu xiisaha badnaa ee ugu danbyeeyay deeganada Khaatumo State , Guud ahaan Soomaaliya & Caalamkaba Iyo sidoo kale Barnaamijkii Murtida Iyo Maanta Waa Caawa Iyo Radio Ssc Codka Shacabka Baahinta Fiidinimo Habaynimada Caawa ah waxaa Soo Saaray Iskuna Soo Duway,cabdi casiis aadan jaamac [...]
April 6th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Boocame (Buuhoodle) Magaalada Buuhoodle Ee Xarunta Gobalka Cayn Ayaa Waxaa Maal mahii udanbeeyey laga daremayey horumar badan oo dhinac kasta waxaana marba marka kasii dan baysa siibadanaya goobaha lagu barto aqoonta Halkan ka Daaawo Video Xalay ayaa waxaa xaflad balaadhan oo ay kasoo qaybgaleen bulshada qaybaheeda kala gadisan isla markaana lagu daah furayey maxad cusub [...]
April 6th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa mar kale ugu baaqay inuu si deg deg ah baarlamaanka hortiisa ku yimaado Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga C/kariin Xuseen Guuleed si su’aalo looga weydiiyo arrimaha quseeya amniga. Kulanka Baarlamaanka oo uu shir gudoominayay Gudoomiye kuxigeenka labaad Mahad Cabdalla Cawad ayaa Wasiirka Arrimaha gudaha oo haatan [...]
April 6th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Baahinta Fiidnimo ee Ssc Radio Codka Shacabka – waxaad Ku maqlidoontaan warkii ugu xiisaha badnaa ee ugu danbyeeyay deeganada Khaatumo State , Guud ahaan Soomaaliya & Caalamkaba Iyo sidoo kale Barnaamijkii Murtida Iyo Maanta Waa Caawa Iyo Radio Ssc Codka Shacabka Baahinta Fiidinimo Habaynimada Caawa ah waxaa Soo Saaray Iskuna Soo Duway,cabdi casiis aadan jaamac [...]
April 5th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Waxaa Magaaladda Taleex ee Caasimadda Maamulka Khaatumo soo gaadhay wafti Balaadhan oo uu Hogaaminayey Garaadka Guud ee Deeganadda Khaatumo Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac,waftigan ayaa waxaa ay ka koobnaayeen Golaha Sare ee dhaqanka waxaana Socodkooda ku Wehelinayey Wasiirka Arimaha Gudaha ee Maamulka Khaatumo Mudane Yaasiin Axmed Sulub iyo sidoo Kale Agaasimaha Warfaafinta ee Dowlad [...]
April 4th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Buuhoodle (BoocameOnline) Deeq lacaga oo katimi dalka dibadiisa ayaa waxaa lasoo gaadhsiiyey dhibanae yusuf barkhadle maxamed oo ah bukaan jif mudo 6 sano ah jiifay deeqdan ayaa waxaa laga soo diray inta badan dalka dibadiisa waxaana loo soo wakiishay sh cumar soodaani iyada oo cadadka lacagtu gaadhayey 1276 dollar ka maraykan ah waxaana ugu horayn [...]
March 18th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Ururka Daryeel Dalka iyo Dadka Xafiiskiisa Degmadda Taleex ee caasimada Maamulka Khaatumo ayaa Deeqo lacageed gaadhsiiyey Caruuro agoomo ah oo ay Aabayaashood ku naf-waayeen Xoraynti iyo Difaaci dhulka khaatumo kuwaasi oo Goobaha ay ku nool yihiin lacagta loogu geeyey. Deeganadda lacagta laga qaybiyey ayaa kala ahaa Duleedka Xudun ee aaga Xerta,Tuulada gorofley,Aaga Kaamka Qandhicile iyo [...]
March 16th, 2013 | Posted in -,slidernews,Wararka | Read More »

Baahinta Fiidnimo ee Ssc Radio Codka Shacabka – waxaad Ku maqlidoontaan warkii ugu xiisaha badnaa ee ugu danbyeeyay deeganada Khaatumo State , Guud ahaan Soomaaliya & Caalamkaba Iyo sidoo kale Barnaamijkii Murtida Iyo Maanta Waa Caawa Iyo Radio Ssc Codka Shacabka Baahinta Fiidinimo Habaynimada Caawa ah waxaa Soo Saaray Iskuna Soo Duway, Cabdi Casiis Aadan [...]
March 15th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Boocame online-Baahinta Fiidnimo ee Ssc Radio Codka Shacabka – waxaad Ku maqlidoontaan warkii ugu xiisaha badnaa ee ugu danbyeeyay deeganada Khaatumo State , Guud ahaan Soomaaliya & Caalamkaba Iyo sidoo kale Barnaamijkii Murtida Iyo Maanta Waa Caawa Iyo Radio Ssc Codka Shacabka Baahinta Fiidinimo Habaynimada Caawa ah waxaa Soo Saaray Iskuna Soo Duway Xamse Xasan Geelle [...]
March 13th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Boocame Online- Magaalada Nairobi ayey ku sugan yihiin madaxda maamulka Kumeelgaarka ah ee magaalada Kismaayo kuwaasi oo la kulmaya xubno ka socda Urur Gobaleedka IGAD iyo dowlada Kenya oo ka walaacsan xaalada amaan ee magaalada Kismaayo. Hogaamiyaha maamulka Kumeelgaarka ah ee Kismaayo Axmed Madoobe iyo xubno kale ayaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay ku sugnaa [...]
March 13th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »