“Author Archive”
Stories written by Shaxda

Sawiro: Kadib Xorayntii Maxaa Kasocda Degaanka Maygaagle (Warbixin+Daawo)

Wariye Cabdi casiis Aadan Jaamac

 magaalada maygaagle oo dhaka waqooyi kaxigta  magaalada buuhoodle una jirta ilaadii 30 km isla markaana ah magaalo soo jireena oo la aasaasay qiyaastii 1960kii sida ay sheegeen waxgarad kusugan G/cayn ayaa waxaa ka soconaya dib udhis balaadhan oo ay fulinayaan dadka deegaanku deegaankan ayaa ka mid ah degaanadii ay maamulka hargaysa ay kusoo qaadeen dagaalada [...]

June 18th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Wafdi Ka Socda Baarlamaanka Soomaaliya Oo Ka Qeybgalay 20 Sano Kadib Shirka ACP-EU Oo Brussels Ka Furmay “SAWIRRO”

Wafdi-Baarlamaanka-Midowga-Yurub-4

Boocame online-Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay bur burkii kadib ka qeybgalay ACP-EU oo ka furmay magaalada Brussels ee xarunta Midowga Yurub. Wafdiga ka socda Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa hogaaminaya Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Jeeylaani Nuur Iikar waxaana wafdigan ay shirka horgeeynayaan hormarradii ugu dambeeyey ee [...]

June 18th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Kenya oo Adeegsanaysa Diyaaradaha aan Duuliyaha lahayn

Drones

Nairobi.18.June.2013 Dowladda Kenya ayaa qorsheynaysay inay isticmaasho diyaaradaha aan duuliyaha lahayn si ay uga hortagto weerarada Al-shabaab kusoo qaadayso deegaanno ka tirsan dalkeeda, gaar ahaan kuwa ku dhow xuduudaha ay la wadaagto Soomaaliya. Madaxa ciidamada Kenya ee ilaalada xuduudaha, Patrick Ocheing ayaa ku tilmaamay arrintan mid sababi karta in shacabka Kenya ay helaan ammaan buuxa, [...]

June 18th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Maleeshiyada Somaliland Oo Mar Kale Xabsiga U Taxaabay Caaqil Saciid Cashuur Abyan-

caaqilsaciid1

Wararka aanu ka helayno magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in Maanta mar kale xabsiga la dhigay. Caaqil Saciid Cashuur Abyan oo kamid ah Cuqaasha beesha Jaamac Siyaad. Caaqilka waxaa markii labaad muddo bil ah xidhay ninka gudoomiyaha ugu magacaaban maamulka Siilaanyo ee magaalada Laascaanod. Xadhiga caaqilka ayaa ku lu leh xoolo ay kala haystaan nin kamid [...]

June 18th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Nin gowracay Xaaskiisa Boliskana ka dalbaday inay u guuriyaan Xaas kale oo qurxoon (Dhacdo la yaab leh).

kjhkjhk

Nin u dhashay Sacuudiga ayaa waxa uu Gowracay Haweeneydiisa, iyadoo aan la ogeyn sababta oo u gowracay Haweeneydaas. Dhacdadaas oo ka dhacday Dalka Faransiiska ayaa waxay argagax ku riday dadka deegaanka, kadib markii ay arkeen Gacan-ku-dhiiglaha oo wata mindi dhiig leh oo uu ku soo dilay Xaaskiisa iyo gacmihiisa oo dhiig ku asqeysan yahay. Gacan-ku-dhiiglaha [...]

June 18th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Gudoomiye kuxigeenkii Maamulka KMG ee Kismaayo oo la dhaawacay iyo xiisad ka dhalatay

uyuy13

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Gudoomiye kuxigeenkii Maamulka KMG ee Kismaayo barqanimadii maanta la dhaawacay, iyadoo xiisad ka dhalatay weerarkaas magaalada ka taagan tahay. Sida ay sheegayaan wararka Yaasiin Nuur Gaas oo loo yaqaano Yaasiin Raadeer ayaa la sheegay inuu ku dhaawacmay is rasaaseyn dhex martay Ciidamo ka tirsan Raaskambooni, iyadoo dhaawiciisa [...]

June 18th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

TOP NEWS: Sheekhaal oo Siyaasi Cusub Jubbooyinka U Caleema saartay (Maqal)

2

Kulan ay Maanta ku yeesheen Magaalada Muqdisho Siyaasiyiin iyo Waxgarad kasoo jeeda beelaha Sheekhaal ayay ku doorteen Hogaan Cusub oo Siyaasadeed kaasoo ka shaqayn doona arimaha Siyaasada ee Beesha gaar ahaan arimaha gobolada Jubbooyinka. HALKAN KA DHEGAYSO COD  Salaad Axmed Cilmi ayaa loo doortay Hogaankaasi, waxaana goob joog ka ahaa Madashii lagu dooranayay Odayaal iyo [...]

June 18th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

(War-saxaafadeed). Shirweyne Qaran dibna loogu habeynayo Waxbarashada oo muqdisho ka furmay.

1

War-saxaafadeed:- Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka furay shir heer Qaran ah oo looga arrinsanayo dib-u-habaynta Waxbarashada Soomaaliya, shirkaan ayaa lagu wadaa inuu socdo mudo Saddex maalmood ah. Shirka ayaa Waxaa soo qabanqaabiyey Wasaaradda Horumarinta iyo Adeegga Bulshada, Hay’adaha UNESCO iyo UNICEF. Shirkan ayaa [...]

June 18th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Caawa & Sscradio,Baarlamanka Xukuumada Arimaha Jubbooyinka Way Ka Gaabisay,Dadkii Dhawaan Danabku Ku Dhacey Oo Deeq Lasoo Gaadhsiiyey,Qodobo Xiiso Leh,{Dhagayso}

sscradio6

Boocame online-Baahinta Fiidnimo ee Ssc Radio Codka Shacabka – waxaad Ku maqlidoontaan warkii ugu xiisaha badnaa ee ugu danbyeeyay deeganada Khaatumo State , Guud ahaan Soomaaliya & Caalamkaba Iyo sidoo kale Barnaamijkii Murtida Iyo Maanta Waa Caawa Iyo Radio Ssc Codka Shacabka Baahinta Fiidinimo Habaynimada Caawa ah waxaa Soo Saaray Iskuna Soo Duway Xamse Xasan [...]

June 17th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

TOP SAWIRO: Maxaad Taqaan Baliga Shangalle ee Gobolka Cayn (DAAWO)

228

Kalshaale online-Waxaanu Halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa Sawiro Quruxbadan oo aanu Maanta Kasoo Qaadnay Baliga Shangalle oo Ay Xooluhu ka Cabayaan. Baliga Shangalle ayaa wuxuu 7Km Ujiraa magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn, waxaana Siwayn umanaafacsada Dadka Xoola leyda ah iyo Waliba dadka Degan Halkaasi. Qaarkamida Dadka Ku sugnaa Halkaasi Oo Aanu kwaraysaynay Xaalada Guud Baliga [...]

June 17th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Recently Commented

  • Surgo,: Waad ku mahadsantihiin, baraarujinta iyo iftiiminta yoolka siyaasadeed ee madaxweynaha cusub, waxaase ka...
  • khatumo: We are with you Dr Xabeeb
  • Axmedsomali: iiidoor somali ceebee……… 230; walee………R 30;….. waaa laba...
  • Axmedsomali: Walee somalidiidka ilma Koofil, ama ilma Gunter gabalkoodii waa dhacay , Sayid maxamed baa horey u...
  • Axmedsomali: Waxa kaliya ee laga sugayo beesha jaamac siyaad waa 1.in somalidiidka Gabalkoodii dhacay runta u sheegan...