“Author Archive”
Stories written by Gantaal

Daawo: Nabadoon Reer Puntland ah oo Weeraray -(Beesha Hawiye)-

breakingnews

Nabadoon Cabdicasiis Yuusuf Aw-xaarin oo ka soo jeeda degaanada Maamulka Puntland Ayaa  weerar dhanka warbaahinta ah ku Qaaday Beesha Hawiye. “Odayaasha Hawiye Caasimaddii Soomaali dhex u ahayd ayay garbaduub uhaystaane iyada meel ha saareen. Haddaanay diyaar u ahayn Xamar inay caasimad u ahaato Soomaali ha caddeeyeen Magaalooyin farabadan ayaa u diyaar ah inay Soomaali dhex [...]

April 15th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Telefishinada Caalamka oo si Toos ah u baahiyay Qaraxyadii (Video)

Qarax

In mudo ah waxaa laga nastay Dagaaladii iyo xumaantii ay faafin jireen Warbaahinta Caalamka kuwooda soo daaya wararka deg dega ah waxeeyna Telefishinadaan ku mashquuleen dalal kale oo dagaalo iyo Qalalaaso ay ka socdaan  Telefishinka EuroNews waa T-ga loogu daawashada badan yahay guud ahaan dalalka Yurub wuxuuna Tv-gaaan aalaaba soo daayaa wararka deg dega ah [...]

April 15th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Xasan Culusow ka Hadlay Arimo Kala Duwan, Muxuuse yidhi ? (Akhriso)

madaxwaynaha

Boocame Online- Kadib kulan gaar ah ee xalay gudiga amniga Qaranka ku yeesheen xarunta Madaxtooyada Qaranka ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa uu si rasmi ah ugu dhawaaqay dagaal weji cusub leh oo ay Dowladdu la galeyso Kooxda Al-Shabaab. Kulankan oo uu shirgudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa goobjoog ka [...]

April 15th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Video: Kacdoon ka Dhana Culosow Iyo Danbiile ‘Siil-aanyo’ (Daawo)

shir nairobi

Boocame Online-  Jaaliyadda Khaatumo ee Nairobi iyo siyaasiyiin kale oo ka soojeeda Soomaalida midnimada jecel ayaa canbaareeyey ficilada guracan ee liita ee Xasan Maxamuud Culusow, waaxayna sheegeen in masiirkii qaranimo iyo hakaylkii dawladdnimo ay god ku dhacday. Halkan ka Daawo Video Kacdoonka & Shirka  Shirweynaha oo ahaa mid aad u balaadhan ayaa waxaa soo agaasimey [...]

April 14th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

(DAAWO): Waji Gabaxa Dawladii Culusow Iyo Digniintii Igiriiska

Qarax

Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho Ka dhacay Qaraxyo Iyo Weeraro kala Duwan oo ay Fuliyeen Kooxda Al-shabaab ee Xidhiidhka la leh Al- Qaacida. Arintaan Ayaa waxay Amaakaaag Xoogan ku Beertay Dhaman Bulshada Soomaaliyeed, Maadaama Dawlada Ay Horay usheegtay Inuu Amaanka magaalada Muqdisho si aada Ufiican yahay. Halkan Ka Daawo + Sawirada Naxdinta leh Weeraradaan Culus Ayaa [...]

April 14th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Deg deg: Weeraro kala Duwan oo Maanta Ka Dhacay magaalada Muqdisho

In ka badan 10-qof ayaa ku dhintay tiro intaas ka badanna way ku dhaawacmeen weerarro isugu jiray toos iyo ismiidaamin oo maanta lagu qaaday xarunta maamulka gobolka Banaadir, halkaasoo ay ka socotay dacwad lagu qaaday dad eedeysanayaal ah. Weerarrada ismiidaaminta ah ayaa waxaa fuliyay laba nin oo waxyaabaha qarxa isku soo xiray iyadoo weerar kale [...]

April 14th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Video: Isaaq badan oo Kaxanaaqay Qudbada Gabadhii Reer Khaatumo

Khaatumo Online

Boocame Online- Iyadoo Dhowaan Qaar badan oo kamida warbaahinta Soomaliyada lagu Baahiyey Muuqaalka Qudbada Dhab ka hadal ah, oo Ay Jeedisay  Gabadh kasoo jeeda deeganada Khaaatumo State, Islamarkaana Kaga Hadashay Arimo dhowra, Ayaa Dhinaca kale Dadka Sida Gaarka ah Qaarkamida Shacabka  Beesha Isaaq Waxay Hanjabaado Usoo direen Qaarkamida Warbahinta Soomaaliida ee Muuqaalki Baahiyey. Hadaba markale [...]

April 14th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Xildhibaan ‘Dhalxa’ Oo Ka Hadlay Qodobada Shirkii Magaalada Paris.

Dalxa

Boocame Online- Magaalada Paris ee dalka Faransiiska ayaa lagu soo gabagabeeyay shir looga hadlaayay wadamada qalalaasaha ay ka jiraan ee qaarada Africa kuwaas oo ay Soomaaliya ka mid tahay iyadoo qodobo lagu horumarinayo Africa shirkaasi laga soo saaray, Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa oo ka mid ah wafdiga Soomaaliya uga qeybgalay shirkaasi ayaa Radio Muqdisho u sheegay [...]

April 14th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Duuliye bad baadiyay Nafsada 108 Qof kuna dajiyay Diyaarad Xeebta Dusheeda Maqal & Muqaal (Video)

Diyaarad

Duuliyaasha lagu sheegay kuwa Geesiyiinta ah inta badan marka ay Diyaarada ku arkaan Cilad halis ah waxa ay si degan oo taxadar leh ugu dajiyaan dusha sare ee Biyaha xeebta Bada waxaana yaraada qasaarada ama dhimashada dhici leheed. Duuliye u dhaashay dalka Indonesia ayaa waxa uu bad baadiyay Nafsada 101 Qof oo rakaab ah iyo [...]

April 14th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Kashifad: Khiyanada Xasan Culusow &Rajada Shacabki Burco+Hargeisa

Siilaanyo

Shacabka magaalooyinka Burco iyo Hargeisa ee maamulka Siilaanyo ayaa waxaa dhabarjab baahsan lasoo darsay kadib markii lagu dhawaaqay qodobada Ay ku Heshiiyiin Xasan Culusow iyo Kooxda Siilaanyo. Qodobadan Qayb kamida ayaa waxay Cadeeyeen Inaysan Jirin wax Layidhaah Somaliland, oo ah dawlad kamadaxbanaan Dalka Soomaliya, taas oo Ay Cadaynayso inay Qaybtooda qaadanayaan Deeqaha soomaaliya & wixii [...]

April 13th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Recently Commented

  • Surgo,: Waad ku mahadsantihiin, baraarujinta iyo iftiiminta yoolka siyaasadeed ee madaxweynaha cusub, waxaase ka...
  • khatumo: We are with you Dr Xabeeb
  • Axmedsomali: iiidoor somali ceebee……… 230; walee………R 30;….. waaa laba...
  • Axmedsomali: Walee somalidiidka ilma Koofil, ama ilma Gunter gabalkoodii waa dhacay , Sayid maxamed baa horey u...
  • Axmedsomali: Waxa kaliya ee laga sugayo beesha jaamac siyaad waa 1.in somalidiidka Gabalkoodii dhacay runta u sheegan...