Home » Barnaamijyada You are browsing entries filed in “Barnaamijyada”

Ra’iisul Wasaaraha oo xafiiskiisa ku qaabilay wafti balaaran oo ka socda urur goboleedka IGAD

IMG_8740

Muqdisho, 17, May, 2013….. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), xubno ka tirsan golihiisa wasiirada, saraakiil sare oo ka tirsan xafiiska Ra’iisul wasaaraha iyo Madaxweynaha ayaa kulan la qaatay wafti ka socda urur goboleedka IGAD oo labadii maalmood ee ugu danbeeyey booqasho ku joogay magaalada Muqdisho. Waftigaan imaatinkiisa Soomaaliya waxa lagu [...]

May 18th, 2013 | Posted in -,slidernews,Wararka | Read More »

Bashiir Goobe iyo Pro. Samatar oo xillakoodii dad kale loo dhaariyay

123

Kulankii Maanta xildhibaanada Soomaaliyeed ay ku yeesheen Xarunta golaha shacbiga ayaa waxaa lagu dhaariyay xildhibaano cusub oo barlamanka ku soo biiray. Xildhibaanadan ayaa tira dooda waxa ay gaarayeen Labo Xildhibaan waxaana lagu hordhaariyay Barlamanka ka hor intii aan laguda galin kulankii maanta. Xildhibaanadan cusub ayaa waxa ay bedeleen boosaskii Generaal Bashiir Goobe oo ah hada [...]

May 18th, 2013 | Posted in -,slidernews,Wararka | Read More »

Tahniyad Meher Oo Loo Diyaro Deeq Cabdinaasir (Deeq Samiin & Marwadisa Farduus Maxamed Xasan

4

1.Aabe Cabdi Naasir Maxamed Qanbi (Samiin) 2.Hooyo Maryan Ayaanle Cabdi 3.Maxamed Cabdi Naasir Maxamuud & Xaaskiisa & Caruurtiisa 4.Khayre Cabdinaasir Maxamed Qanbi 5.Jaamac Cabdinaasir Maxamed Qanbi 6.Foosiyo Cabdi Naasir Maxamed Qanbi 7.Falis Cabdi Naasir Maxamed Qanbi 8.Muna Cabdinaasir Maxamed Qanbi 9.Jamiila Cabdinaasitr Maxamed Qanbi 10.Juweeriya Cabdinaasir Maxamed Qanbi 11.Axmed Maxamed Cali 12.Yuusuf Cabdiraxmaan Cabdilaahi 13.Maxamuud [...]

April 30th, 2013 | Posted in slidernews,Tahniyad,Wararka | Read More »

Caawa Iyo Radiossc + Warar Xiiso Leh & baahindhamaystiran (Dhagayso)

Top News

Baahinta Fiidnimo ee Ssc Radio Codka Shacabka – waxaad Ku maqlidoontaan warkii ugu xiisaha badnaa ee ugu danbyeeyay deeganada Khaatumo State , Guud ahaan Soomaaliya & Caalamkaba Iyo sidoo kale Barnaamijkii Murtida Iyo Maanta Waa Caawa Iyo Radio Ssc Codka Shacabka Baahinta Fiidinimo Habaynimada Caawa ah waxaa Soo Saaray Iskuna Soo Duway Xamse Xasan Geelle Halkan [...]

April 17th, 2013 | Posted in -,slidernews,Wararka | Read More »

Siddee Kuulla Muuqataa Codsigga uu Professor Cali Khalif oo horgeeyay Barlamaanka Soomaaliya ?

1-DSC_0071

BoocameOnline Siddee Kuulla Muuqataa Codsigga uu Professor Cali Khalif oo horgeeyay Barlamaanka Soomaaliya ? Waxaan Maanta internetka si wayn loogga shaaciyay Codsi uu Xildhibaan Cali Khaliif Galaydh geeyay in Barlamaanka Federalka Wadanka Soomaaliya in uu ka hadlo Shirarka uu Mr Culosow Kaligiis uu la galay Maamulka gooni-goosadda ah ee Hargaysa. Xildhibaan Cali Khaliif oo ka [...]

April 17th, 2013 | Posted in -,slidernews,Wararka | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha oo Booqday Goobtii Shalay Qaxyadu Ka Dhaceen Iyo Dhaawacyadii La Geeyey Isbitaal Madiina

20

Ra’iisul Wasaaraha oo Booqday Goobtii Shalay Qaxyadu Ka Dhaceen Iyo Dhaawacyadii La Geeyey Isbitaal Madiina Muqdisho, Isniin, 15, April,2013…Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada iyo taliyayaasha ciidamadda ayaa booqasho ku tagay maxkamadda gobolka Banaadir oo ahayd udub dhaxaadkii qaraxyadii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay [...]

April 15th, 2013 | Posted in -,slidernews,Wararka | Read More »

Turkey seeks dialogue between Somalia and autonomous region

384101-365

Turkey seeks dialogue between Somalia and autonomous region Turkish Foreign Minister Ahmet Davutoglu met with Somali President Hassan Sheikh Mohamud and President of the autonomous region of Somaliland Ahmed Mahamoud Silanyo in the second round of talks mediated by Turkey in capital Ankara. Davutoglu gathered with Somali President Mohamud before the two joined Somaliland President [...]

April 14th, 2013 | Posted in -,English News,News,slidernews | Read More »

Wariye-Abwaan-Sheekh Iyo Macalin Cisman Cabdinur Xashi oo Ka Hadlay Arimo Dhowra daawo (Top video)

Cisman

Boocame Online- Wariye-Abwaan-Sheekh-Macalin  (Cisman Cabdi Nuur Xaashi)  oo Kamida wariyaashii Hore ee Warbaahinta Qaranka, Kuna Sugan magaalada Laascanood ee Xarunta Gobolka Sool,  Ayaa ka Hadlay Arimo badan oo Quseeya Warbaahinta Soomaliada iyo Haatan. Mr Cismaan Ayaa Sidoo kale Wuxuu Siwayn  Usoo Bandhigayaa Caqabadaha  Haatan Hortaagan wiyaasha Ushaqeeya Tvyada Soomaalida Iyo Howlaha Ay Hayaan. Dhinaca kalana [...]

April 13th, 2013 | Posted in -,slidernews,Wararka | Read More »

Caawa Iyo Sscradio + maamulka Khaatumo Oo Beeniyey Ciidamo Goostay + Ciidamada Itopia Oo Xasuuq kagaystay Masaajid Saladi jimcaha (Dhagyso)

15092100449

Baahinta Fiidnimo ee Ssc Radio Codka Shacabka – waxaad Ku maqlidoontaan warkii ugu xiisaha badnaa ee ugu danbyeeyay deeganada Khaatumo State , Guud ahaan Soomaaliya & Caalamkaba Iyo sidoo kale Barnaamijkii Murtida Iyo Maanta Waa Caawa Iyo Radio Ssc Codka Shacabka Baahinta Fiidinimo Habaynimada Caawa ah waxaa Soo Saaray Iskuna Soo Duway,Cabdi Casiis Adan Jamac [...]

April 12th, 2013 | Posted in -,slidernews,Wararka | Read More »

Top Video: Wasiir ka tirsan Dawlada Norway oo Af Somaaliga Wacdaro ka dhigay, Kana yabsaday Pro: Jawari

Norway

Boocame Online- Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo xubno kale oo la socda ayaa maalmahaan ku sugnaa dalka Norway gaar ahaan magaalada caasimada ah ee Oslo. Halkan ka daawo Top Video Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Norway ayaa u jooga halkaas barashada macluumaad ku saabsan qaabka uu u [...]

April 12th, 2013 | Posted in -,slidernews,Wararka | Read More »

Recently Commented

  • Surgo,: Waad ku mahadsantihiin, baraarujinta iyo iftiiminta yoolka siyaasadeed ee madaxweynaha cusub, waxaase ka...
  • khatumo: We are with you Dr Xabeeb
  • Axmedsomali: iiidoor somali ceebee……… 230; walee………R 30;….. waaa laba...
  • Axmedsomali: Walee somalidiidka ilma Koofil, ama ilma Gunter gabalkoodii waa dhacay , Sayid maxamed baa horey u...
  • Axmedsomali: Waxa kaliya ee laga sugayo beesha jaamac siyaad waa 1.in somalidiidka Gabalkoodii dhacay runta u sheegan...