Home » -
You are browsing entries filed in “-”

Muqdisho, 17, May, 2013….. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), xubno ka tirsan golihiisa wasiirada, saraakiil sare oo ka tirsan xafiiska Ra’iisul wasaaraha iyo Madaxweynaha ayaa kulan la qaatay wafti ka socda urur goboleedka IGAD oo labadii maalmood ee ugu danbeeyey booqasho ku joogay magaalada Muqdisho. Waftigaan imaatinkiisa Soomaaliya waxa lagu [...]
May 18th, 2013 | Posted in -,slidernews,Wararka | Read More »

Kulankii Maanta xildhibaanada Soomaaliyeed ay ku yeesheen Xarunta golaha shacbiga ayaa waxaa lagu dhaariyay xildhibaano cusub oo barlamanka ku soo biiray. Xildhibaanadan ayaa tira dooda waxa ay gaarayeen Labo Xildhibaan waxaana lagu hordhaariyay Barlamanka ka hor intii aan laguda galin kulankii maanta. Xildhibaanadan cusub ayaa waxa ay bedeleen boosaskii Generaal Bashiir Goobe oo ah hada [...]
May 18th, 2013 | Posted in -,slidernews,Wararka | Read More »

Baahinta Fiidnimo ee Ssc Radio Codka Shacabka – waxaad Ku maqlidoontaan warkii ugu xiisaha badnaa ee ugu danbyeeyay deeganada Khaatumo State , Guud ahaan Soomaaliya & Caalamkaba Iyo sidoo kale Barnaamijkii Murtida Iyo Maanta Waa Caawa Iyo Radio Ssc Codka Shacabka Baahinta Fiidinimo Habaynimada Caawa ah waxaa Soo Saaray Iskuna Soo Duway Xamse Xasan Geelle Halkan [...]
April 17th, 2013 | Posted in -,slidernews,Wararka | Read More »

BoocameOnline Siddee Kuulla Muuqataa Codsigga uu Professor Cali Khalif oo horgeeyay Barlamaanka Soomaaliya ? Waxaan Maanta internetka si wayn loogga shaaciyay Codsi uu Xildhibaan Cali Khaliif Galaydh geeyay in Barlamaanka Federalka Wadanka Soomaaliya in uu ka hadlo Shirarka uu Mr Culosow Kaligiis uu la galay Maamulka gooni-goosadda ah ee Hargaysa. Xildhibaan Cali Khaliif oo ka [...]
April 17th, 2013 | Posted in -,slidernews,Wararka | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha oo Booqday Goobtii Shalay Qaxyadu Ka Dhaceen Iyo Dhaawacyadii La Geeyey Isbitaal Madiina Muqdisho, Isniin, 15, April,2013…Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada iyo taliyayaasha ciidamadda ayaa booqasho ku tagay maxkamadda gobolka Banaadir oo ahayd udub dhaxaadkii qaraxyadii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay [...]
April 15th, 2013 | Posted in -,slidernews,Wararka | Read More »

Turkey seeks dialogue between Somalia and autonomous region Turkish Foreign Minister Ahmet Davutoglu met with Somali President Hassan Sheikh Mohamud and President of the autonomous region of Somaliland Ahmed Mahamoud Silanyo in the second round of talks mediated by Turkey in capital Ankara. Davutoglu gathered with Somali President Mohamud before the two joined Somaliland President [...]
April 14th, 2013 | Posted in -,English News,News,slidernews | Read More »

Boocame Online- Wariye-Abwaan-Sheekh-Macalin (Cisman Cabdi Nuur Xaashi) oo Kamida wariyaashii Hore ee Warbaahinta Qaranka, Kuna Sugan magaalada Laascanood ee Xarunta Gobolka Sool, Ayaa ka Hadlay Arimo badan oo Quseeya Warbaahinta Soomaliada iyo Haatan. Mr Cismaan Ayaa Sidoo kale Wuxuu Siwayn Usoo Bandhigayaa Caqabadaha Haatan Hortaagan wiyaasha Ushaqeeya Tvyada Soomaalida Iyo Howlaha Ay Hayaan. Dhinaca kalana [...]
April 13th, 2013 | Posted in -,slidernews,Wararka | Read More »

Baahinta Fiidnimo ee Ssc Radio Codka Shacabka – waxaad Ku maqlidoontaan warkii ugu xiisaha badnaa ee ugu danbyeeyay deeganada Khaatumo State , Guud ahaan Soomaaliya & Caalamkaba Iyo sidoo kale Barnaamijkii Murtida Iyo Maanta Waa Caawa Iyo Radio Ssc Codka Shacabka Baahinta Fiidinimo Habaynimada Caawa ah waxaa Soo Saaray Iskuna Soo Duway,Cabdi Casiis Adan Jamac [...]
April 12th, 2013 | Posted in -,slidernews,Wararka | Read More »

Boocame Online- Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo xubno kale oo la socda ayaa maalmahaan ku sugnaa dalka Norway gaar ahaan magaalada caasimada ah ee Oslo. Halkan ka daawo Top Video Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Norway ayaa u jooga halkaas barashada macluumaad ku saabsan qaabka uu u [...]
April 12th, 2013 | Posted in -,slidernews,Wararka | Read More »

Munaasabad lagu sagootinayay Agaasimii hore ee hey’ada nabadsugida Qaranka Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Munaasabadan oo lagu sagootinayay agaasimihii hay’ada nabadsugida Axmed Macalin fiqi waxaana ka soo qeyb galay mas’uuliyiin uu ka mid ahaa gudoomiyaha Maxakamada sare mudane Ceydiid Cabdulaahi Ilkaxanaf, Xildhibaanno ka tirsan baarlamanka Soomaaliya, waxgarad aqoonyahano iyo Fanaaniin. Intii [...]
April 7th, 2013 | Posted in -,slidernews,Wararka | Read More »