Home » Cayaaraha You are browsing entries filed in “Cayaaraha”

Caawa & Ciyaraha Calamka Wararkii Udanbeeyay Oo Xiiso leh + Sawiro

1

Boocame Online- David Silva oo Shan Sano oo qanadaraas cusub ah u qoray Manchester City Manchester City ciyaariyahankeeda qadka dhexe David Silva ayaa Qoray Shan Sano oo qandaraas Cusub ah taasoo ka dhigaysa inuu kooxda sii joogi doono ilaa iyo Xagaaga 2017 ka 26 Jirkan u dhashay Dalka Spain ayaa u ciyaaray 107 kulan isagoo [...]

September 17th, 2012 | Posted in Cayaaraha,slidernews,Wararka | Read More »

Mo’ Faarax Oo Mar kale ku Guulaysatay Orodka 5,000mt (Sawirro)

mmm2

Mohamed Faarax oo ah 29-jir asal ahaana kasoo jeeda Soomaaliya hasa ahaatee u orda Briatain ayaa caawa mar kale ku guuleestay orodka 500-ee Mitir. Mo Farah ayaana kaalinta koowaad ka galay Orodka 5000-ee Mitir isagoo horey ugu ugu guuleestay Orodka 10,000 ee Mitir . Waxa uuna Caawa Mo Farah farqaha ku ritay Biladii labaad oo [...]

August 12th, 2012 | Posted in Cayaaraha,slidernews,Wararka | Read More »

Waraysi Xiiso Badan uu TV-ga Qaranka siiyey Halyey Cabdi Bile Cabdi (Daawo Vedio)

Sawir

Ordaaga Caanka ah Halyey Cabdi Bile Cabdi oo Waraysi XIiso Badan Siiyey TVga Qaranka Soomaaliyeed SNTV Waraysigaas oo uu qaatey Wariyaha Caanka ah C/laahi Wiish Daawasho Wacan…. Daalacatey :3162

July 28th, 2012 | Posted in Cayaaraha,slidernews,Wararka | Read More »

Man. City Oo Dib u Maroorsatay Hogaanka Premier League-ga

Manchester City's two Argentinian footba

Kooxda kubadda cagta ee Manchester City ayaa dib ugu fadhiisatay hogaanka horyaalka Premier League,kadib marki ay 1-0 uga adkaatay kooxda ay xifaaltamaan ee Manchester City oo ku soo booqatay garoonkeeda Al-Etihiat. Cayaarta oo ahayd mid adag, isalmarkaana ay usoo daawasha tageen taageerayaal kor u dhaafaya 40 kun,ayaa waxa ay ku soo idlaatay 1-0 oo ay [...]

May 1st, 2012 | Posted in Cayaaraha,slidernews,Wararka | Read More »

Micah Richards: Waxaan Doonayay Inaan Ooyo Markii Ay United Si Cad Inooga Fogaatay.

Micah_Richards

Daafaca Manchester City Micah Richards ayaa si aad ah ay u dhaawacday in kooxdiisa ay tartankan horyaalka u weyso Manchester United isagoo qirtay inuu doonayay inuu ooyo. City ayaa xilli ciyaareedka intiisa badan hogaanka soo heysay, lakiin United ayaa bilihii u danbeeyay soo kabsatay islamarkaana haatan hogaanka Premier League ku qabatay 8 dhibcood iyadoo lix [...]

April 11th, 2012 | Posted in Cayaaraha,slidernews,Wararka | Read More »

Sports: Ahmed Bile commits to Georgetown University

Sports: Ahmed Bile commits to Georgetown University Wednesday, November 30, 2011 He’s the best runner Annandale has ever had, four-time state champion, three-time All American runner and the Gatorade Runner of the Year. Ahmed Bile, who had more than 70 universities interested in him, of which 60 were Division 1 and 8 were Ivy League, [...]

December 1st, 2011 | Posted in Cayaaraha,English News,News,slidernews | Read More »

Heading soccer ball may lead to brain damage

Regularly heading a soccer ball — even just a few times a day — can lead to brain injury, an American study said Tuesday. Researchers used an advanced MRI-based imaging technique to scan the brains of 38 amateur soccer players then compared the images to the number of times they headed the ball during the [...]

November 29th, 2011 | Posted in Cayaaraha,English News,News,slidernews | Read More »

Kooxda Dawlada Hose ee laascaanood Afka Ciida udartay Kooxda Kaah Koobkii Kasocday Laascaanood(Sawiro)

Koob kubada cagta ah oo dhawanahanba kasocday Garoonka Cabdi Bile Cabdi Ee magaalada laascaanood ayaa maanta waxa fooda isku daray labada kooxod ee kala ah Kooxda Kuciyaarta magaca Dawlada Hoose ee Laascaanood iyo Kooxda FC Kaah,koobkaas oo ay qabatay Dawlada Hoose ee Degmada laascaanood  oo ay kaqayb galeen 19 naadi oo karisan kooxaha heerka 1aad [...]

October 2nd, 2011 | Posted in Cayaaraha,slidernews,Wararka | Read More »

Ciyaar Lagu Maamuusayey Sanad-guuradii 8-aad Ee Jaamacada Nugaal Oo shalay Ka Dhacday Magalada Laascaanood

ururka isku xidhka dhalinayarada gobolka sool ayaa waxay tartan ciyaared u qabteen kooxda kubada cagta ee u ciyaarta jaamacadda Nugaal iyo dhalinyaro ka mid ah ciyaartodya magalada laascaanood ciyaartaas oo lagu xusayey sanad-guuradii 8-aad ee jaamacadda Nugaal.   Ciyaartan oo ahayd mid aad u xiiso badan ayaa waxaa ka soo qayb galay dadwayne aad u [...]

September 11th, 2011 | Posted in Cayaaraha,slidernews,Wararka | Read More »

tartan loogu magac daray labo halyey oo isboortiga Soomaalida magac weyn ku lehaa o lagy qabtay Manchester (Sawiro)

Waxaa magaaalada Manchester ee caasidama waqooyiga dalka Britan lagu qabtay tartan loogu magac daray labo halyey oo isboortiga Soomaalida magac weyn ku leh. FIFA REFEREE Abdiqadir ibraahim cadaay & FOOTBALL LEGEND Ahmed Sheego Bishaar. Koobkan loogu magac daray ayaa labada halyey eekala ah Ahmed Sheeego Bishaar iyo  Abdul qaadir Ibraahim Cadaay ayaa waxaa soo qaban [...]

February 1st, 2011 | Posted in Cayaaraha,slidernews,Wararka | Read More »

Recently Commented

  • Surgo,: Waad ku mahadsantihiin, baraarujinta iyo iftiiminta yoolka siyaasadeed ee madaxweynaha cusub, waxaase ka...
  • khatumo: We are with you Dr Xabeeb
  • Axmedsomali: iiidoor somali ceebee……… 230; walee………R 30;….. waaa laba...
  • Axmedsomali: Walee somalidiidka ilma Koofil, ama ilma Gunter gabalkoodii waa dhacay , Sayid maxamed baa horey u...
  • Axmedsomali: Waxa kaliya ee laga sugayo beesha jaamac siyaad waa 1.in somalidiidka Gabalkoodii dhacay runta u sheegan...