Boocame online » Cayaaraha
Caawa & Ciyaraha Calamka Wararkii Udanbeeyay Oo Xiiso leh + Sawiro
Boocame Online-
David Silva oo Shan Sano oo qanadaraas cusub ah u qoray Manchester City
Manchester City ciyaariyahankeeda qadka dhexe David Silva ayaa Qoray Shan Sano oo qandaraas Cusub ah taasoo ka dhigaysa inuu kooxda sii joogi doono ilaa iyo Xagaaga 2017 ka
26 Jirkan u dhashay Dalka Spain ayaa u ciyaaray 107 kulan isagoo dhaliyay 14 goals tan iyo Markii uu ku soo biiray kooxda ah Horiyaalka Premier League waxa uuna kaga yimi Valencia Aduun Dhan £26m June 2010.
Silva ayaa u sheegay Official Website ka City ‘’aad ayaan uga mahad celinaa Maxaa yeelay Halkan waxaan Joogay Laba Sano hada waxaana dareemayaa inaan Halkan aad ugu Faraxsanahay kooxda Magaalada iyo dadka oo dhan’’
Marka hada waxaan ku faraxsanahay inaan kordhiyo qandaraaskayda halkane xaqiiqdi waxaan dareemayaa Gurigaydi oo kale
Waxaan ku guulaysanay Horiyaalka Premier League iyo Laba koob oo kale kooxduna way dhismaysaa hada waxay u jeedadu tahay inaan ku guulaysano Champions League taansa waa Mid kale oon rabo oo halkan aan u joogo isku dayana inaan ku guulaysto
Labdi sano oo la soo dhaafay waxay ku soo dhamaatay si aad u wanaagsan marka Shantan Sanana aan rajayno inay ku dhamaato si wanaagsan ama xataa Fiican
Mourinho wararkiisu Ma caawinayaan Real Madrid waxaa yiri Calderon
Madaxweynihii Hore ee Real Madrid Ramon Calderon ayaa dareemaya in Macalinka Kooxda ay qalad ku ahayd warkii uu yiri ka dib kulanki Los Blancos 1-0 ay kaga adkaatay Sevilla
Macalinka ayaa yiri Mahaysto koox kadib guularadii lama filaanka ahayd ee ku dhacday
Mourinho wararkiisu ma caawinayaan kooxda dhan walbo ciyaartoydu si fudud ayay ku dhihi karaan hada la joogo Mahaystaan Macalin Calderon ayaa sidaa u sheegay RAC1
Waxaa la qaatay in loo arko badiskan Shil dhacay waxaan qiyaasayaa in ciyartoydu iyagu xataa aysan ku qanacsanayn warkii Mourinho
Madrid ayaa dhumisay Sideed dhibcoos usbuucyadii Furtaanka 2012-2013 Campaing ka ah waxayna ka fariitsaan kaalmaha kala horaynta Horiyaalka kaalinta 11
Aguero oo dib usoo naqanaya
Manchester City ayaa dib usoo dhawaynaysa goal dhaliyaheeda Sergio Aguero Talaadada Champions League Kulanka ay la ciyaarayso Real Madrid
Aguero ayaa Hal Bil la maqnaa dhaawici soo gaaray laakiin wuxuu dib uga soo Mid naqday kooxda Kulan Ka tirsan Group D oo ay ku ciyaari doonto Bernabeu
Ciyaariyahanka Qadka dhexe Gareth Barry ayay u badantahay inuu ku soo bilowdo ka dib markii uu ka soo muuqday Markiisi ugu horaysay Xili ciyaareedka isagoo Badel ku soo galay Kulanki sabtida 1-1 ay la dhaafi waayeen Stoke
QPR oo dhaawac qatar ahi uu ka soo gaaray Johnson
QPR goal dhaliyaheeda Andy Johnson ayay u badantahay inuu dhaawac ku seegi doono dhamaan Xili ciyaareedka 2012-2013 iyadoo uu gaaray dhaawac halis ah
Ciyaariyahanka Cusub ee ay kala soo wareegeen Fulham ayaa dhaawacmay kulanki Barbaraha 0-0 ah ay la galeen Chelsea Sabtidii
Baaris laga marsiiyay dhaawaca ayay sheegtay kooxdu subixi isniinta inuu wajihi doono dhaawac qaadan doona waqti dheer
Laba ciyaariyahan oo kale Fabio de Silva iyo Anton Ferdinand ayaa sidoo kale wax gaareen kulanki Blues ay ka hortageen waxaana la filayaa inay Maqnaadaan Dhowr usbuuc
Wararka ayaa mar kale sii kaciyaraya xaalada Mark Hughes kaasoon wax kulan ah weli badin xili ciyaareedkan lana Fadhiyay Kaalinta 18 aad Laba dhibac.
Sanad walba waa sii adkaanaya-Lampard oo ka cabsi qaba Juventus
Chelsea ciyaariyahankeeda qadka dhexe Frank Lamaprd ayaa ka hadlay xushmada uu u hayo kooxda italia ka hor kulanka Blues ee Furitaan Group yada Champions League ee ka dhici doona Stamford Bridge habeenka Arbacada
Blues ayaa ka hortagi doonta kooxda ah Horiyaalka Serie A da Arbacda Stamford Bridge iyagoo ku faraxsan inay helaan Bilow fiican Campaing ka Europe
Si walbaba 34 jirkan ayaa ayaa qirtay inay adgtahay in la garaaco dhinici ku guuleystay Horiyaalka Italia iyagoon laga badin Hal kulan
Sanad walbo wuu sii adkaanayaa Real Madrid iyo Barcelona waxay ka soo adkaanayaan sidi hore laakiin anagu waa inaan ilaalinaan Muhimadeena kuna bilowno si wanaagsan tan iyo Bilowga Group ka ayuu u sheegay Wariyaasha
Waan ognahay kulanka aan ka hortagayno Juventus inuusan sahlanayn waa koox adag
Taasna waa qayb ka mid ah Taariiqda kubada Cagtay.
Wenger: Szczesny waxa uu sii ahaan doonaa Goalhayaha Koowaad ee Arsenal
Arsene Wenger ayaa sheegay in wojciech Szczesny uu sii ahaan Goalhayaha koowaad ee Arsenal ka dib Marki uu sameeyay qalad kulanki Gunners ay guusha ka gaartay Southampton
Szczesny ayaa soo naqday laba kulan ka dib isagoo dhaawac ku maqnaa waxayna ahayd qalad isagu uu Mas,uul ka ahaa halkii Goal ee ay dhalisay Southampton taasoo uu ka faa,iideystay Danny Fox oo ka dhaliyay Arsenal Goalki ugu Horeeyay ee Xili ciyaareedkan
Si walbaba goalhayaha da,da yar ayaa kalsooni ka helaya Macalinkiisa
Wenger ayaa sheegay In Szczesny uu sii qaban doono Goosha Arsenal
Waxa uu u sheegay Official Website ka kooxda wojciech waa Goalhayaha koowaas taas way cadahay waana sababta uu goosha ugu soo naqday.
By – Yaasir Cagod
Yaasir00@hotmail.com
Cape Town S/Africa
Mo’ Faarax Oo Mar kale ku Guulaysatay Orodka 5,000mt (Sawirro)
Mohamed Faarax oo ah 29-jir asal ahaana kasoo jeeda Soomaaliya hasa ahaatee u orda Briatain ayaa caawa mar kale ku guuleestay orodka 500-ee Mitir.
Mo Farah ayaana kaalinta koowaad ka galay Orodka 5000-ee Mitir isagoo horey ugu ugu guuleestay Orodka 10,000 ee Mitir .
Waxa uuna Caawa Mo Farah farqaha ku ritay Biladii labaad oo Dahab iyadooan guusha Caawa Mo Farah gaaray ay aad ugu farxeen Shacabweynaha Soomaaliyeed iyo Shacabka kunool Britain uu magacooda ku ordayay.
Sacab iyo sawaxan badan oo lagu taageerayay Mo Farah ayaa garoonka mar qura isqabsaday markii uu ku guuleestay orodka 5,000, isagoona dareenkiisa mar uu ka hadlay Mo sheegay in aad ugu faraxsan yahay in caawa uu mar kale guul taariiqi ah ka gaaro orodka.
Shacab Weynaha Soomaaliyeed oo taageero weyn u ah Mohamed Farah oo loo yaqaan Mo ayaa iskugu hambalyeenayay Guusha uu caawa mar kale ka gaaray Tartanka Olombikada Aduunka ee heer gabo gabo ah marayo kana socda Magaalada London ee Cariga Britain
Cabdi Casiis Axmed Qaliif (Karaama)
Faaruuq555@hotmail.com
Waraysi Xiiso Badan uu TV-ga Qaranka siiyey Halyey Cabdi Bile Cabdi (Daawo Vedio)
Ordaaga Caanka ah Halyey Cabdi Bile Cabdi oo Waraysi XIiso Badan Siiyey TVga Qaranka Soomaaliyeed SNTV Waraysigaas oo uu qaatey Wariyaha Caanka ah C/laahi Wiish Daawasho Wacan….
Man. City Oo Dib u Maroorsatay Hogaanka Premier League-ga
Kooxda kubadda cagta ee Manchester City ayaa dib ugu fadhiisatay hogaanka horyaalka Premier League,kadib marki ay 1-0 uga adkaatay kooxda ay xifaaltamaan ee Manchester City oo ku soo booqatay garoonkeeda Al-Etihiat.
Cayaarta oo ahayd mid adag, isalmarkaana ay usoo daawasha tageen taageerayaal kor u dhaafaya 40 kun,ayaa waxa ay ku soo idlaatay 1-0 oo ay guusha ku raacday kooxda martida loo ahaa ee City.
Kabtanka kooxda Man.City Kompany ayaa u sahlay in kooxdiisa ay kaalinta koowaad kala baxdo Man.United,marki uu u dhaliyey goolka ay kaga adkaatay dhigeeda United, daqiiqadii 45-aad ee dhamaadki Nuski saaca ee hore ee cayaarta.
Marki la isku soo noqday qaybti danbe ee cayaarta ayaa tababaraha kooxda Manchester United sameeyey bedelo micno usoo kordhin waayey,iyadoo kooxda United ay u muuqatay mid dhinaca daafaca xoogsatay.
Tabaraha kooxda Manchester City Roberto Mancini ayaa cayaarta ka hor sheegay hadii xitaa ugu yaraan kooxdisa bar-baro ku dhameysato cayaarta ay si rasmi ah ugu raja dhigeyso hanashada Horyaalka oo kooxda ay baahi weyn u heyso.
Si kastaba kooxda Manchester City ayaa haatan hogaanka ku heyso 8-gool,iyadoo leh 83 dhibcood iyo 61 gool, halka kooxda Manchester United ay iyana leedahay 83 dhibcood iyo 53 gool.
Newscstle United Vs Man.City: (Away) Waxay la ciyaareysaa 6-da bisha May.
Man.City Vs Queens Park: (Home) Waxay la ciyaareysaa 13-ka bisha May.
Manchester United, waxaa u harsan Labadan kooxood ee hoos ku qoran:
Manchester United Vs Swansea City: (Home) Waxay la ciyaareysaa 6-da bisha May.
Sunderland Vs Manchester United: (Away) Waxay la ciyaareysaa 13-ka bisha May.
Mustafa Xasan Cali
Qandal Sports Team
Mustafaxasan737@hotmail.com
Micah Richards: Waxaan Doonayay Inaan Ooyo Markii Ay United Si Cad Inooga Fogaatay.
Daafaca Manchester City Micah Richards ayaa si aad ah ay u dhaawacday in kooxdiisa ay tartankan horyaalka u weyso Manchester United isagoo qirtay inuu doonayay inuu ooyo.
City ayaa xilli ciyaareedka intiisa badan hogaanka soo heysay, lakiin United ayaa bilihii u danbeeyay soo kabsatay islamarkaana haatan hogaanka Premier League ku qabatay 8 dhibcood iyadoo lix kulan ay ka harsan tahay.
Isagoo daawanayay ciyaartii ugu danbeysay  ee United, Richards ayaa sheegay inuu ku dhawaa in ilin ay soo dhaafto indhihiisa.
“Markii qeybtii hore dhamaatay iyo daqiiqadii 60aad, waxaan isdhahayay: ‘ma ogid wax walba ayaa dhici kara’, lakiin United waxa ay mar walba u muuqatay kuwa dhalin doona gool” ayuu Richards u sheegay Daily Mail.
“Sidaasi darteed waan ogaa in gool ay heleyaan”
“Markii ay heleen oo ay si cad inooga fogaadeen, waxaan xaqiiqdii doonayay inaan ooyo, mana aanan sameynin ama ma dreemin sidaas oo kale muddo sannado ah”
“Kubada cagta waa lagu qiiroodaa. Waad ku carooneysaa waana ku farxeysaa, lakiin marna ma dooneynin inaan ku ooyo hada ka hor. Laakiin haatan waa sameeyay, waxaana ay ku tuseysaa inta ay la micno tahay”
“Si fiican ayaan u ciyaarayay xilli ciyaareedkan, waxaan ciyaarnay kubado aan macquul aheyn, inaad aragto United oo sidaan ku timaada waa wax ku dhaawacaya. Waana ay i dhaawaceysaa”
Boocame Online.
Sports: Ahmed Bile commits to Georgetown University
Sports: Ahmed Bile commits to Georgetown University
Wednesday, November 30, 2011
He’s the best runner Annandale has ever had, four-time state champion, three-time All American runner and the Gatorade Runner of the Year. Ahmed Bile, who had more than 70 universities interested in him, of which 60 were Division 1 and 8 were Ivy League, recently announced his commitment to Georgetown University. What distinguished this university above all others for Bile was its overall prestige, excellent athletic program and the support it had from his family.
Bile, who began his running season only in his sophomore year after coming off a nine-year club soccer career, was immediately distinguished as one of the fastest runners in the school. His best times have been 1:50 minutes for the 800 meter run, 4:09 for the mile run and a 14:38 three-mile run.
He suffered a stress fracture injury in his foot last year and could not run for a total of nine weeks, yet he placed fourth in the district on his first race back from recovering. Naturally, these achievements gave Bile many opportunities to run for some of the best teams at the collegiate level.
Schools such as Georgetown, University of Virginia, University of North Carolina, Duke and University of California Berkeley invited Bile to spend a few nights on campus throughout the past few months. Bile visited Georgetown first, followed by UVA and then UNC. “Georgetown was my first visit, it was the day after my birthday,” Bile said. “They showed me a good time.”
After the first three visits, Bile said he canceled his Duke and Berkeley visits. “I knew I wanted to go [to Georgetown],” he said. However, Bile also said “The UVA guys were really awesome, so it made my decision between UVA and Georgetown really tough.”
Cross country head coach David O’Hara said he supports Bile’s college decision “wholeheartedly.” “The program [at Georgetown] has a larger scope or view of Ahmed’s career,” O’Hara said. “It would bring him along a little more slowly instead of putting high intensity pressure on him his freshman year and cause him to be injured or slower as many programs would.”
As Bile’s coach for most of his running career, O’Hara knows what is best for Ahmed in terms of which college would best support Bile’s talent. “When you have a really great athlete your job as a coach is to help him prepare mentally and to keep him healthy,” O’Hara said. “Which is really a minimal role but an important role at the same time.”
Location was not a big factor in which university Bile committed to, although he was specifically considering schools on the east coast. “I didn’t care how close I was to home, but my mom was happy when I chose Georgetown,” Bile said. “My whole family wanted me to go to there and they’re all Georgetown fans and have grown up around DC, so it kinda played a factor that my whole family wanted me to go there.”
The fact that Georgetown is less than 30 minutes away from home was not the only factor that influenced Bile’s decision. “It was the best combination of athletics and academics,” Bile said. “I felt really comfortable with the team; the guys were awesome and I really liked the coach.”
Academics played a big part in Bile’s commitment. In the end, Bile said the name of the school and its overall prestige mattered greatly for him. He gets a fifth year of eligibility because of his red-shirting (which means taking a year off of athletics to do other things) and “[Georgetown] will pay for my grad school,” Bile said. “I’ll probably continue in the McDonough school of business or go to the law school.”
However Bile also said he sees himself signing a contract to go professional in his fifth year at Georgetown, which depends heavily on how well he performs at the collegiate level. “Like any great high school runner, a lot of things have to go right to be as successful in college as you are in high school,” O’Hara said. “A lot of that is being a healthy runner, which is a lot of the reason that he decided to go to Georgetown.”
Finally, a more personal reason Bile was willingly on-board with Georgetown is the fact that “Georgetown’s a big Nike school,” he said. “I’m just excited to get on the free gear and never having to buy any running stuff again.”
Overall, Bile, his family and his coach feel like he made the best decision for himself. “I felt really good about the decision,” O’Hara said. “It was really well informed, we took our time, and his parents took their time, and a lot of thought went into it so it wasn’t a rash or quick decision that we jumped into.”
Source: thea-blast
Heading soccer ball may lead to brain damage
Regularly heading a soccer ball — even just a few times a day — can lead to brain injury, an American study said Tuesday.
Researchers used an advanced MRI-based imaging technique to scan the brains of 38 amateur soccer players then compared the images to the number of times they headed the ball during the past year.
Players who frequently headed the ball showed brain injuries similar to those seen in patients with concussions, with researchers from New York’s Albert Einstein College of Medicine and Montefiore Medical Center reporting “significant injury” in those players who exceeded 1,000 to 1,500 headers per year.
“While heading a ball 1,000 or 1,500 times a year may seem high to those who don’t participate in the sport, it only amounts to a few times a day for a regular player,” lead author Michael Lipton said.
“Heading a soccer ball is not an impact of a magnitude that will lacerate nerve fibers in the brain,” he added. “But repetitive heading may set off a cascade of responses that can lead to degeneration of brain cells.”
Researchers identified five areas of the brain — responsible for attention, memory and visual functions — that were affected by heading, according to results announced at the annual meeting of the Radiological Society of North America, in Chicago.
In a related study, researchers found that players who headed a ball most frequently performed worse on tests of verbal memory and psychomotor speed, a measure of hand-eye coordination.
“These two studies present compelling evidence that brain injury and cognitive impairment can result from heading a soccer ball with high frequency,” Lipton said.
Kooxda Dawlada Hose ee laascaanood Afka Ciida udartay Kooxda Kaah Koobkii Kasocday Laascaanood(Sawiro)
Koob kubada cagta ah oo dhawanahanba kasocday Garoonka Cabdi Bile Cabdi Ee magaalada laascaanood ayaa maanta waxa fooda isku daray labada kooxod ee kala ah Kooxda Kuciyaarta magaca Dawlada Hoose ee Laascaanood iyo Kooxda FC Kaah,koobkaas oo ay qabatay Dawlada Hoose ee Degmada laascaanood  oo ay kaqayb galeen 19 naadi oo karisan kooxaha heerka 1aad ah ee kajira magaalada laascaanood ayaa haatan maraya wareegii labaad oo gaba gabo ah iyadoo loogubayo wareegii saddax oo ay isugu sohareen 5 Naadi oo kamid ah Koxihii iyagu ciyaarayay Koobkan soona reebay kooxo kale.
Ciyaartan gaabta Dhexmartay Labada Koxood ee Dawlada Hoose Iyo FC Kaah ayaa Labadaas Kooxoodba ay soo Bandhigeen ciyaar aad u wanaagsan Isla markaana Qancisay Daawadayaasha Ciyaartaa Daawanayay ayaa Guushu Raacday Kooxda ku Ciyaareysey Magaca Dawlada Hoose Ee Degmada Laascaanood,Kadib markii ay kaga badisay Kooxda Kaah 1-0.Islamrkaana ay kooxda kaah sidaa kaga hadhay Koobka,iyadoo Kooxdii laga badiyo ay hadhayso.
Ciyaar Lagu Maamuusayey Sanad-guuradii 8-aad Ee Jaamacada Nugaal Oo shalay Ka Dhacday Magalada Laascaanood
ururka isku xidhka dhalinayarada gobolka sool ayaa waxay tartan ciyaared u qabteen kooxda kubada cagta ee u ciyaarta jaamacadda Nugaal iyo dhalinyaro ka mid ah ciyaartodya magalada laascaanood ciyaartaas oo lagu xusayey sanad-guuradii 8-aad ee jaamacadda Nugaal.
Ciyaartan oo ahayd mid aad u xiiso badan ayaa waxaa ka soo qayb galay dadwayne aad u tiro badan kuwaas oo u so daawasho tagey qaabka ay ciyaartu u dhacaysay kuwaas oo ay ka mid ahaayeen gudiga jaamacadda Nugaal.
Ciyaarta ayaa gabagabadii waxay ku so dhamaatay 2-0 ay ku badisay kooxdii ku ciyaaraysay magaca jaamacada Nugaal iyadoo la gudoonsiiyey koob ay ugu tallo galeen maamulka sare ee jaamacadda Nugaal.
Masuuliyiinta jaamacadda Nugaal ayaa waxay sheegeen inay si wayn ugu faraxsan yihiin in maanta ay kooxdii ku ciyaaraysay magaca jaamacadda magalada laascaanood ay guushan u soo hooyaan iyagoo sheegay inay ku dedaali doonaan sidii ay kooxda uga taageeri lahaayeen dhinacyo badan
tartan loogu magac daray labo halyey oo isboortiga Soomaalida magac weyn ku lehaa o lagy qabtay Manchester (Sawiro)
Waxaa magaaalada  Manchester ee caasidama waqooyiga dalka Britan lagu qabtay tartan loogu  magac daray labo halyey oo isboortiga Soomaalida magac weyn ku leh. FIFA  REFEREE Abdiqadir ibraahim cadaay & FOOTBALL LEGEND Ahmed Sheego  Bishaar.
Koobkan loogu magac daray ayaa labada halyey eekala ah Ahmed Sheeego Bishaar iyo  Abdul  qaadir Ibraahim Cadaay ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Naadiga weyn ee  WPSC-Manchester iyo kooxda waalidiinta ee OLD BOYS of MANCHESTER koobkan  ayaa soomaalida dagan magaalada Manchester  iyaka  qiimo gaar ah waxaana laga dareemeyey kooxihii ka soo qayb galay oo kala ahaa
1. Old School team
2. Rusholme United
3. FC Twinny Team
4. Young Boys FC
5. Wedding bells
6. All Stars FC
7. Lil Brazil
8. FC Catalans
9. Inamoto FC
10. United Junior
11. Somali Sports Club
12. Xevarian Stars
Tartankan ka  dhacay garoonka weyn ee Manchester Academy oo ku yaala xaafada  soomaalidu ubadan tahay ee Moss side ayaa waxaa kaloo ka soo qayb galay  dhamaan bahweynta sportiska jacel ee daganayd magaalada Manchester oo  dhan iyo taageerayaal fara badan oo iyaku aad ugu faraxsanaa abaabulka  habaysan ee koobkan loo soo qaban qaabiyey iyo ciyaar wanaaga kooxuhu  soo bandhigeen,
Tartan kan oo  runtii aad uxiiso badnaa ayaa waxaa final isugu soo baxay labada kooxood  ee kala ah Old school team iyo Inamoto FC, labadan kooxood ayaa iyaku  soo bandhigay ciyaar aad u qurux badan oo asluubi ku dheehnayd waxayna  ku dhamaatay 1 – 1 kadib ri goorayaali ayey guushu ku raacday kooxda Old  School team,
dhanka biladaha  waxaa gool dhalinta ku guulaystay ciyaaryahankii kooxda Old school team  Sulleyban Barud, halka gool kii ugu xuruxda badnaa uu ka dhaliyey  laacibka Da’da yar ee kooxda Lil Brazil Mahamud CHYNA, boortiyeerigii  ugu wanaagsanaa waxaa qaatay Boortihii kooxda Inamoto FC Ahmed Omar  Spyda halka ciyaaryahankii ugu wacna tartanka uu ku guulaystay  Caiptankii kooxda Inamoto FC Jama Hiirad oo isagu ka muujiyey tartankan  fir fir cooni, karti iyo ciyaar wanaagaba.
Waxaa kaloo bilado  abaal marin iyo soo dhaweyn isugu jira lasiiyey FIFA REFEREE Abdiqadir  ibraahim cadaay & FOOTBALL LEGEND Ahmed Sheego Bishaar. Waxaa kaloo  qalab iyo hadyado lagu wareejiyey gudoomiyaha kooxda waalidiinta ee OLD  BOYS of MANCHESTER Abdi Kuus iyo ciyaartoydii kooxdaas ee goobta  joogtay.
ugu  danbayntii waxaa bilad sharaf lagudoon siiyey gudoomiyaha naadiga  WPSC-MANCHESTER Fuad-Osman oo isaga loo aqoon saday aabaha sportiska  magaalada Manchester.