Boocame online » Barnaamijyada
Ra’iisul Wasaaraha oo xafiiskiisa ku qaabilay wafti balaaran oo ka socda urur goboleedka IGAD
Muqdisho, 17, May, 2013….. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), xubno ka tirsan golihiisa wasiirada, saraakiil sare oo ka tirsan xafiiska Ra’iisul wasaaraha iyo Madaxweynaha ayaa kulan la qaatay wafti ka socda urur goboleedka IGAD oo labadii maalmood ee ugu danbeeyey booqasho ku joogay magaalada Muqdisho.
Waftigaan imaatinkiisa Soomaaliya waxa lagu go’aamiyey shirkii madaxda wadamada ku bahoobay IGAD ay ku yeesheen 3-dii Maajo magaalada Addis-Ababa, waxaana u jeedka waftigaan uu yahay sidii ay war bixin uga diyaarin lahaayeen arrimaha gobolada Jubooyinka.
Ugu horayntii Eng. Maxbuubu Macalim oo ah xoogyaha guud ee urur goboleedka IGAD oo waftiga hogaaminaya ayaa ka war bixiyey u jeedka socdaalkooda ay ku yimaadeen magaalda Muqdisho.
“Sidaan la socono Soomaaliya waxay xubin muhiim ah ka tahay IGAD, waxaana loo asaasay ururkan arrimaha horumarka dalalka ku bahobay dalada IGAD, imaatinkayguna wuxuu jawaab u yahay dalabkii madaxweynayaasha IGAD ee shirkoodii aan caadiga ahayn ee ay ku yeesheen magaalda Adis-Ababa horaanta bishaan. Ilaa iyo intii aan soo gaarnay Muqdisho waxaan kulamo la yeelanay bulshada qaybaheeda kala duwan, waxaase muhiimad gaar ah noo leh kulankaan aan la qaadanayno Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda FS” ayuu yiri Eng, Maxbuub
dhanka kale Wasiirka Warfaafinta oo qayb ka ahaa kulankii maanta ayaa sheegay in ay dowladu u gudbisay gudiga ka socda wadamada IGAD mowqifkeeda ku aadan xasilinta dalka iyo maamul u samaynta gobolada, dowladuna ku salaynayso qorshaheeda war murtiyeedkii ka soo baxay shirkii 21-aad ee ay isugu yimimaadeen madaxweynayaasha urur gobleedka IGAD oo ka dhacay magaalada Adis-Abab 3-da May.
Ugu danbayntii shirkaan ayaa waxaa ku soo dhamaaday jawi wanaagsan iyadoo xubnaha ka socday ururka IGAD ay sheegeen inay markasta diyaar u yihiin inay tixgalinayaa dastuurka dalka ayna ilaalinayaan midnimada Soomaaliya.
DHAMAAD
Sawirada halkan ka daawo
Warbaahinta Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha
Moqdishu, Soomaaliya
Email: media@opm.gov.so
Bashiir Goobe iyo Pro. Samatar oo xillakoodii dad kale loo dhaariyay
Kulankii Maanta xildhibaanada Soomaaliyeed ay ku yeesheen Xarunta golaha shacbiga ayaa waxaa lagu dhaariyay xildhibaano cusub oo barlamanka ku soo biiray.
Xildhibaanadan ayaa tira dooda waxa ay gaarayeen Labo Xildhibaan waxaana lagu hordhaariyay Barlamanka ka hor intii aan laguda galin kulankii maanta.
Xildhibaanadan cusub ayaa waxa ay bedeleen boosaskii Generaal Bashiir Goobe oo ah hada Agaasimaha hay’adda Nabadsugida qaranka Soomaaliyeed oo lagu bedelay Qaasim Maxamed Jaamac,sidoo kale waxaa goobta lagu dhaariyay Xasan Muxumed Cali oo isna lagu bedalay Axmed Ismaaciil Samatar.
Tan iyo markii uu barlamankan cusub howl bilaabay ayaa waxaa jiray xildhibaano badan oo iska casilayay xubinimadooda iyadoo dadkale loo dhaarinayay.
Waxaa xusuus mudan in dhibaato badan laga marayay xilligii doorashada dowladdan hada jirta ee xildhibaanada la soo xulayay sida xilbaan lagu noqdo hadana waxa ay mareysaa in la iska naco.
Tahniyad Meher Oo Loo Diyaro Deeq Cabdinaasir (Deeq Samiin & Marwadisa Farduus Maxamed Xasan
1.Aabe Cabdi Naasir Maxamed Qanbi (Samiin)
2.Hooyo Maryan Ayaanle Cabdi
3.Maxamed Cabdi Naasir Maxamuud & Xaaskiisa & Caruurtiisa
4.Khayre Cabdinaasir Maxamed Qanbi
5.Jaamac Cabdinaasir Maxamed Qanbi
6.Foosiyo Cabdi Naasir Maxamed Qanbi
7.Falis Cabdi Naasir Maxamed Qanbi
8.Muna Cabdinaasir Maxamed Qanbi
9.Jamiila Cabdinaasitr Maxamed Qanbi
10.Juweeriya Cabdinaasir Maxamed Qanbi
11.Axmed Maxamed Cali
12.Yuusuf Cabdiraxmaan Cabdilaahi
13.Maxamuud Cabdiraxmaan Cabdilaahi
14.Cabdixakiin Xaaji Cabdi Awmaxamuud & xaaskiisa
15.Cabdinaasir Khadar Axmed & Xaskiisa
16.Cabdiraxmaan Cabdulaahi Xasan
17.Axmed Cismaan Bulshaawi
18.Guuleed Maxamed Nuux
19.Jamaal Maxamed Xasan
20.Faarax Saleebaan Faarax
21.Jaamac Maxamed Xaashi Iyo XAaskiisa
22.Nafiso Saleebaan Caydiid
23.Maryan Warsame Akabe
24.Farduus Suldaan Siciid
25. Wariye Cabdi Casiis Aadan Jaamac
Dhamaan Qoysa Reer Cabdi Naasir Maxamed Qanbi Iyo Asxaabtan Kale Oo Kala jooga Gudaha Dalka Iyo Dibadiisaba Waxay Tahniyad Kal Iyo Laaba Hawada Umarinayaan Boqorka Deeq Cabdinaasir Maxamed & Marqadiisa Farduus Maxamed Cali Oo Meherkoodu Kadhacay  usterlia
By:- Cabdi Casiis Aadan Jaamac / Buuhoodle
Caawa Iyo Radiossc + Warar Xiiso Leh & baahindhamaystiran (Dhagayso)
Baahinta Fiidnimo ee Ssc Radio Codka Shacabka – waxaad Ku maqlidoontaan warkii ugu xiisaha badnaa ee ugu danbyeeyay deeganada Khaatumo State , Guud ahaan Soomaaliya & Caalamkaba Iyo sidoo kale Barnaamijkii Murtida Iyo Maanta
Waa Caawa Iyo Radio Ssc Codka Shacabka
Baahinta Fiidinimo Habaynimada Caawa ah waxaa Soo Saaray Iskuna Soo Duway Xamse Xasan Geelle
Halkan Ka Dhegayso Baahinta
Siddee Kuulla Muuqataa Codsigga uu Professor Cali Khalif oo horgeeyay Barlamaanka Soomaaliya ?
BoocameOnline
Siddee Kuulla  Muuqataa   Codsigga  uu  Professor Cali Khalif oo horgeeyay  Barlamaanka Soomaaliya  ?
Waxaan Maanta internetka  si wayn loogga shaaciyay  Codsi uu  Xildhibaan Cali Khaliif Galaydh   geeyay in Barlamaanka Federalka Wadanka Soomaaliya in uu ka hadlo Shirarka uu Mr Culosow  Kaligiis uu la galay  Maamulka gooni-goosadda ah ee  Hargaysa.
Xildhibaan Cali Khaliif oo ka soo jeedda  Degaanadda  Goboladda Sool,Sanaag iyo Cayn kani mid aha Aqoonyanaddii wax ka dhisay maamulka Khaatumo ahna siyaasi  ayaa wuxuu Sheegay  in Madaxwaynaha Wadanka Soomaaliya  Mr Culosow uu  Aqoonsanayo Maamulka gooni-goosadda ah Ee Soomaaliland.
Professorka  ayaa ilaa iyo intii uu ka war helay in uu Madaxwayanaha  Culusow in  uu la galayo Shirar kaligiis ah  Maamulka Hargaysa, Wuxuu marar badan ka hadlay Arintan in uusan Madaxwaynuhu uusan kaligiis Xaq uussan u lahayn in uu ka hadlo in  hor fariisto Maamulka  Siilaanyo.
Professor ayaa horay wuxuu  ugu digay in Goboladda Waqooyigga Soomaaliya in Maamulka la magac baxay Soomaaliland uusan Kaligiis masuul ka ahayn,uusana  ku hadli karin magaca goboladda Waqooyigga Soomaaliya.
Balse  Xamar  yaa loo gar dhigtaa !
Waxaa jirta Maahmaah Soomaaliyeed oo odhanaysa Nin Fadhigaaga arka  looma sarajoogsadddo, Waxaa cad in Madaxayanaha Dowladda  Federalka Soomaaliya  iyo Raysal Wasaaraha  in ay la kala Safteen  Maamulka Puntland iyo Maamulka  Somaland.
Waxaa jirtay in Raysal Wasaaruhu uu tagay Magaaladda Garoowe uuna la soo galay  heshiis  Maamulka Garoowe,Qodobadii uu kula soo heshiiyaya ayaa Waxaa ku jiray in uu ka ilaaliyo  Maamulka Garoowe wax alaale iyo Wixii dhibaya.
(taas oo dadka Qaar u qaateen in ay ula jeeddo in Khaatumo uu ka ilaaliyo Maamulka  Puntland)
Siddoo Kale, Madaxwayanaha Dowladda  Federalka ayaa wuxuu Isaggana  Heshiis la soo galay  Maamulka Soomaaliland  waxaana Heshiiskaas  ku jiray Qodob dhigay in ay iska ilaaliyaan wax alaale iyo Wixii dhibaya  oo wax yeeli kara wada hadaladda u dhexeeye dhinaca kale. kana Wada Shaqeeyan Nabad galyadda( Waxaa Cad in Madaxwaynaha Culusna Dhabarka u jeediyay Maamulka Khaatumo) Isaggoo niyadda ka naawilaya in uu soo sasabi karo Maamulka Hargaysa in ay ku soo biiraan Maamulka Dowladda Federalka.
Khaatumo oo Dadkeeddu dad iyo duunbayaba ku seegay Midnimadda iyo Wadajirka Dowladda federalka Soomaaaliya ayaa waxaa ay noqdeen kuwa dhexda ka baxay
Cali Khalif oo qayb wayn ku lahaa Waqti badan galiyay in Dowladda Federalka Hanaqaaddo ayaa waxaa muudaa in uu wali ku sii socda meel  ayyan  jirin garasho.
Waxaa wanaagsan ama aana ku talin lahayn in Dhamaan Siyaasiyiinta iyo Xubnaha Barlamaanka ku jira Degaanka ee Matala Shacabka Reer  Khaatumo ay dib ugu soo wada noqdaan  Degaanka Khaatumo oo ay  kalsoonadda kala noqdaan Dowladda  Federalka.
Waxaa Musuulyad ka saaran tahay nabad galyadda iyo gacanta ku soo celiyaan Degaanka Khaatumo,Dhamaan Shacabka  Degaanka Khaatumo Waxay Xil ka Saaran yahay in Xoojiyaan oo ay taageeraan  Dhismaha Maamulka Khaatumo.
Boocamenewsdesk@gmail.com
Ra’iisul Wasaaraha oo Booqday Goobtii Shalay Qaxyadu Ka Dhaceen Iyo Dhaawacyadii La Geeyey Isbitaal Madiina
Ra’iisul Wasaaraha oo Booqday Goobtii Shalay Qaxyadu Ka Dhaceen Iyo Dhaawacyadii La Geeyey Isbitaal  Madiina
Muqdisho, Isniin, 15, April,2013…Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada iyo taliyayaasha ciidamadda ayaa booqasho ku tagay maxkamadda gobolka Banaadir oo ahayd udub dhaxaadkii  qaraxyadii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha iyo xubnihii la socday ayaa sidoo kale booqasho ku tagay isbitaalka Madiina oo lagu dabiibayo dhaawacyadii ka dhashay qaraxyadii fulaynimada ahaa ee kooxaha nabad diidka ah ay ku soo qaadeen maxkamadda gobolka Banaadir.
Ra’iisul wasaaraha ayaa saxaafada kula hadlay xafiiskiisa ka dib markii uu soo dhamaystay booqashooyinka iyo shirarkii is daba jooga ahaa oo uu la qaatay xubno ka tirsan golaha Wasiiradda iyo taliyayaasha ciidamadda,
“Qaraxyadii ismiidaaminta ahaa ee kooxaha nabad diidku shalay soo qaadeen waa mid calaamad u ah cadowtinimada baahsan ee ay u hayaan shacabka Soomaaliyeed, waxaana halkaan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa  ehelada dadkii shalay ku geeriyooday weerarkii waxashnimada ahaa, waxaana Ilaahay uga baryeeynaa inuu caafimaad siiyo kuwii ku dhaawacmay” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Saacid oo dhanka kale xusay sida ay dawladda uga go’antahay sidii looga hortagi lahaa meelaha ay ka soo qaadaan weerarada noocaan ah.
Sidoo  kale Ra’iisul wasaaraha ayaa uga mahadceliyey ciidankii badbaadiyey qaar badan oo ka tirsan dadkii meesha ku sugnaa markii ay mashaqadu ka dhacday.
“Dawladu waxay hambalyo u diraysaa ciidankii ka hortagay inay dhacdo khasaaro intaas ka badan, dawladuna waxay gudoon siin doontaa abaal marin ciidankaas oo si geesinimo leh ku galay goobta iyadoo ay ka soctay xiligaas qaraxyo iyo tacshiirado is daba joog ah, waxaana dhanka kale dawladdu baaritaan ku samaynaysaa sidii ay ku suurta gashay in kooxaha argagaxisadu si fudud usoo galaan maxakamadda gobolka Banaadir” Ayuu yiri Ra’iisul Wasaaruhu.
Ra’iisul wasaaraha ayaa sidoo kale sheegay in dhaawacyada oo gaaraya 58 qof ay todobo ka mid ah ay xaaladoodu liidato dawladduna ay dadaal dheeraad ah ku bixin doonto sidii ay u heli lahaayeen kaalmo caafimaad oo dibadda ah, ayna sidoo kale dawalddu ka xuntahay wixii dhacay maxkamadda gobolka, iyadoona la ogyahay in dhibaatooyin intaa ka badan ay ka gaystaan kooxaha argagaxisadu wadamo ciidan ahaan iyo qalab ahaanba ka horeeya Soomaaliya.
Ugu danabayntii Ra’iisul Wasaaraha ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay meel uga soo wada jeestaan kooxdaan xalaalaystay dhiigooda, ayna gacamaha is qabsadaan si looga hortago dhibaatooyin intaa ka badan oo ay maleegayaan kooxaha nabad diidka ah.
Turkey seeks dialogue between Somalia and autonomous region
Turkey seeks dialogue between Somalia and autonomous region
Turkish Foreign Minister Ahmet Davutoglu met with Somali President Hassan Sheikh Mohamud and President of the autonomous region of Somaliland Ahmed Mahamoud Silanyo in the second round of talks mediated by Turkey in capital Ankara.
Davutoglu gathered with Somali President Mohamud before the two joined Somaliland President Silanyo in a trilateral meeting, which was held behind closed doors.
Turkish diplomatic sources close to the meeting have said talks — the first at the presidential level — were aimed at devising dialogue channels and keeping them open to work out problems between Somalia and the autonomous region of Somaliland.
The two presidents were also scheduled to meet with their Turkish counterpart Abdullah Gul as well as with Prime Minister Recep Tayyip Erdogan.
Somaliland, a former British colony, declared in 1991 independence from the Federal Republic of Somalia proclaiming the Somaliland Republic, which has been internationally unrecognised since then.
The autonomous region seeks recognition as a separate country, a demand rejected by Somalia which wants the northern region to be a part of a single Somali state.
Writing by Mert Bezgin
Published: 4/13/2013
Source  Turkish press
Wariye-Abwaan-Sheekh Iyo Macalin Cisman Cabdinur Xashi oo Ka Hadlay Arimo Dhowra daawo (Top video)
Boocame Online- Wariye-Abwaan-Sheekh-Macalin  (Cisman Cabdi Nuur Xaashi)  oo Kamida wariyaashii Hore ee Warbaahinta Qaranka, Kuna Sugan magaalada Laascanood ee Xarunta Gobolka Sool,  Ayaa ka Hadlay Arimo badan oo Quseeya Warbaahinta Soomaliada iyo Haatan.
Mr Cismaan Ayaa Sidoo kale Wuxuu Siwayn  Usoo Bandhigayaa Caqabadaha  Haatan Hortaagan wiyaasha Ushaqeeya Tvyada Soomaalida Iyo Howlaha Ay Hayaan.
Dhinaca kalana wuxuu Ka Hadlayaa Isbedelada Haatan ee Warbaahinta & Casriga lo Jaan Qaaday, Ugu Danbayna wuxuu Ka Hadlayaa Arimo Xaasaasiya oo Loo Baahan yahay In Laga Faaiidaysto.
Boocame Online
Caawa Iyo Sscradio + maamulka Khaatumo Oo Beeniyey Ciidamo Goostay + Ciidamada Itopia Oo Xasuuq kagaystay Masaajid Saladi jimcaha (Dhagyso)
Baahinta Fiidnimo ee Ssc Radio Codka Shacabka – waxaad Ku maqlidoontaan warkii ugu xiisaha badnaa ee ugu danbyeeyay deeganada Khaatumo State , Guud ahaan Soomaaliya & Caalamkaba Iyo sidoo kale Barnaamijkii Murtida Iyo Maanta
Waa Caawa Iyo Radio Ssc Codka Shacabka
Baahinta Fiidinimo Habaynimada Caawa ah waxaa Soo Saaray Iskuna Soo Duway,Cabdi Casiis Adan Jamac
Halkan ka dhegayso + Baahinta Xiisaha leh
Top Video: Wasiir ka tirsan Dawlada Norway oo Af Somaaliga Wacdaro ka dhigay, Kana yabsaday Pro: Jawari
Boocame Online- Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo xubno kale oo la socda ayaa maalmahaan ku sugnaa dalka Norway gaar ahaan magaalada caasimada ah ee Oslo.
Halkan ka daawo Top Video
Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Norway ayaa u jooga halkaas barashada macluumaad ku saabsan qaabka uu u shaqeeyo Baarlamaanka dalka Norway oo lagu sheegay mid ka mid ah Baarlamaanada Dunida ugu hor marsan .
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo Qudbad u jeediyay Shacabka Soomaaliyeed ee halkaas ku nool waxa uu carabka ku dhuftay in uu ku faraxsan yahay in uu dib ugu soo laabto dalka Norway oo uu mudo 19 sano ah ku noolaa waliba dib ugu soo laabtay isaga oo xil u haya Shacabka Soomaaliyeed.
Wasiirka Horumarinta dalka Norway Mr. Heikki Holmas oo ka hadlay munaasabadaan ayaa waxa uu Af Soomaali kaga yaabsaday Xubnihii Baarlamaanka Soomaaliyeed ka socday ee gaaray dalka Norway & Shacab kale oo munaasabadaan iskugu soo baxay kaas oo Soomalida ku salaamay ” Galab Wanaagsan “